We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Monday, January 29, 2001 - 04:54 pm WALAAL QORAALKAN WAXAAN UGU TALO GALAY INAAN WAX KU KALA FAA'IIDEYSANO HADDAAN NAHAY DHALINYARADA SOOMAALIYEED. HADDII AY RAGA QAARKII MOODAAN THAT THERE WERE OFFENDED BY ME, I AM REALLY SO SORRY. WAXAAN RABAA INAAN MOWQIFKIINA WAX KA OGAADO. MAXAA RAGA QAARKII AY U DOONAAN INEY GABADHA AY MARKAA LA SHEEGEYSANYAAN AY LA SEEXDAAN (GALMO AHAAN)BALSE MARKA AY GUUR RABAAN U RAADIYAAN GABADH AAN LOOGA SOO HOREYN. ISN'T THAT IRONIC? HADDII QAARKIIN AY LA SEEXDAAN LET SAY AVERAGE 5 GIRLS, HOW MANY GIRLS WOULD U THINK THAT WOULD BE SAFE FROM THE HUNTING? DO THE MATH. TALO INAN RAGOOW LAMA MID SOO GALA AMA INAAD SINADA ISKA DEYSAAN AMA INAAD GABDHAHA KU QAADATAAN SIDAAD IDINKU BADEEN WAAD MAHADSAN TIHIIN PLEASE SAY SOMETHING NICE SO WE CAN EXCHANGE OUR IDEAS RESPECTLY AND BEHAVE WELL AS WE ARE EXPECTING (THE NEW GENERATION OF SOMALI YOUTH).
|
| | Tuesday, January 30, 2001 - 12:48 am waxaan umalaynayaa inaad tahay lacibad waayn oorag badan lasoosexatay adigu iswaaydii hadaan wasmo jirin malanoolanaha wasmad waxaay ka midtahay nolashaqarkeed laftigaagu marmar waad ubahantahay waxkukulayliya hamoodin xumaan waa sual nin walba marabo gabar bigra ah inu furooo waxaa ka fiican garoobta jaw
|
| | Tuesday, January 30, 2001 - 04:07 am naa sharmuuto adoo kale ah waa layaqaanaa so how maney mens that u had sleep with them & how cost u take for them lol? naayaa idhageyso hadii aatahay bitch la nacay oo urbadan;daalac aa kugu rap baayo dagan holland i wanna tell u that my bitchs is my maney and my the bitchs is my cars u know what i am saying salam bitch nayaa waa qasab in aan helo naag aan iska waso waayo wasmada waa raaxadeyda ee zigizaa magacaa sh ruji bitch aamus aamus lo,yaheey
|
| | Tuesday, January 30, 2001 - 08:38 am war gabadha ha caayinina ee su'aal bay idiin waydiisay ee ka jawaaba and it does not need to be very smat to figure out what some somali men did and who he wants to marry to. just take a look and read the somalinet topics most of them say they slept many girls and want to marry a virgin. if you want to defend yourself let's have a discussion otherwise do not post your disgusting replies.
|
| | Tuesday, January 30, 2001 - 12:13 pm Kanadid iyo Daalac gabadha cayda ka daaya. Hadaydaan suaasheeda jawaab u hayn dee ha caayina ragana ha ceebaynina. Sahruuni horta marka hore xaal ka qaado nimankan caydooda. Suaashaada jawaabteeda waan hayaa ee bal waxaan eegi sida dadka kale uga jawaabaan.
|
| | Tuesday, January 30, 2001 - 08:17 pm To yaasmiin and diinyaqaan Walaal waad mahad santihiin sida sharafta leh eed iiga celiseen nimankaan iska caatamaya. Waxba ceydoodu ima yeeleyso maxaa yeelay I don't think that they are men enough to answer my question which is true. They are proud to be "saaniyiin" and I am praying for them that God will forgive them. I only want to get this question for an answer. I don't mean that all somalian men did it but majority did. So i am expecting that if we didn't realized this before now all you men have chance to correct the previous mistakes. I believe that many girls lost apportunity to be mom and good wife because the guy that she loved made her to slept with her by force or by other ways. Believe me when i say this, what happaned to somalian women could effect all yo men namely and culturely. No man wants his mother, sister or wife to experience this ugly situation. And our prophet said (SCW)" Waxaad naftaada ama qoyskaaga la jeceshahay walaaladaada muslimiinta ahna la jecloow." Haddii aadan jecleyn in walaashaa or gabadh ehelkaaga la xushmeeyo, xushmee dadka kale. Remember; sinadu ama la seexashada qof kaa xariman oo aan xaaskaaga/ninkaaga ahey iney tahay deyn aad guraneyso oo beri lagaa jari doono maxaa yeelay gabdho waa kula dhasheen, ku dhaleen dhaqantaa ama dhaqan doontaa.So haddii qalad hore dhacay dhamaanteen aynu isku dayno inaan saxno.
|
| | Tuesday, January 30, 2001 - 09:22 pm to sahruuni;sister all i can say is "jasaaka laahu khayr "waanadaada qiimaha badan oo ay yar tahay in qof walba laga helo,intaa kaddib jawaabta kahor su'aal, ma u malaynaysaa inay ragga keliya yihiin kuwa xumaanta dalba, haddayse dhacdo inay yihiin maxay gabdhuhu ugu fududeeyaan,?
|
| | Tuesday, January 30, 2001 - 11:06 pm WAAR CEEB waxaad tihiin bilaa akhlaaq gabadha yaan la caayin hadii ay idin waydiisay su aal uga jawaaba hadii kalena iska aamusa amuuska ayaad ku fiican tihiin. Markaan u wareego walaashay sahruun1 waxaan kuiri walaal anaa xaal kaasiiyay wax alaala iyo wixii ku soo gaadhay cay iyo af lagaado waxaana u sabab ah mujtamaca ama dadka ad ka dhalatay ayaa ilaahay sidaa u abuuray markaa u dul yeelo waayo waxaan aamin sanahay maanta hadii aad xitaa ahaan lahayd jabuuti waxaad heli lahayd dad kuu garaaba laakiin nasiib daro. marka an u wareego su'aashaadi walaal waxaa qofku isaga ayaa is ilaalin karaa rag iyo dumarba markaa walaal waxaan leenahay ninkii gabadh xaraan waydiiyoy hadoonin mid aan la arag gabadhii is dhigtana yay hadhow cadhown oo oran maxa lay waydiinaya,maah maah soomli ah ayaa waxay tiraahdaa.IN AAD SAAMO JIIDO IYO IN AAD SANQADH DIIDO KALA DAA,waxaan u malynayaa waad fahanteen adiguna sister waad mahad santahay waana walaalkaa MURUQ QOFKII WAX GAR AH IIGA BAAHDA E-muruq@hotmail.com
|
| | Wednesday, January 31, 2001 - 01:38 am Aslaamu caleykum, Wallaal aniga ayaa idin siinaya jawaabta aad raadineysaan. "RAGGA SOOMAALIDU WAA ANAAANIYIIN(SELFISH)'. waxay ka fikiraan uun naftooda iyo waxay iyaga dani ugu jirto mana eegan danaha gabdhaha wallaaalohooda/eheladooda. wax jaceyl la yiraahdana ma yaqaanaan(badankood 70%) waa jaahiliin. Li'ana waxaan khibrad u leeyahay haddii uu ninka ragga ahi uu dhowro gabadha oo xataa haddii ay ka dalbato in ay wax sameeyaaan i mean ay ka sayid caleyso uu ku yiraa " MACAAN MA SAMEYNEYNO, HADDA ISMA OGIDE HADHOW AYAAD QOOMAMEEYN DOONTAA". sidaas iyo nabad galyo
|
| | Thursday, February 01, 2001 - 12:05 am Ku: Daalac Anigu ma ahi gabadha wax meeshan ku soo qortay laakiin adigaa sharmuus khanisa ah adabadan lagaa koraa oo naaguhuna kaa soo dhamaysteen ee makhnuud yohow orod is aas macsi loog ahi. ur badane.
|
| | Sunday, February 04, 2001 - 12:52 pm to anonymous s/caleeykum walaalkiis adoon qofna danbi saarin makula tahay naag aad xaaraan ku aragtay in aad guursaneeyso ama mustaqbal ka dhiganeeyso oo aad aamini karto ma ogtahay guurka in uu aaminaad yahay oo eey labada qof is aaminaan siiba naagta in eey aad u taxadirto eey ka dheeraato niman iyo ciyaalsuuqiinta teeda kale ma ogtahay in uusan ogeeyn ninka in uu ilmaha dhalay ee uu ku aamino naagtiisa aaminaad uu u qabo in eey ilmahiisa yihiin mana ogtahay in uusan ninka ku dhaaran karin caruurta uu dhalay ee uu iska aamin sanyahay to sahruuni abaayo see kaa noqotay nin aad xaaraan iskugu kala dhigtay in uusan qashinka kaa soo qaadeyn soow ma ogid anakana dad diinleh baan nahay waana in aan xaqdhoornaa kuna dhaqanaa diinta ee xaaranta halaga fogaadoninkana naagta ma qasbo ee ayada ayaa rabto marka eey sameeyneyso waa in eey ka fikirtaa somali ayaa ku maahmaahday(intaada falin ka fiirso)marka fudfudeeydka ha leeska daayo gabdhayahoow adinkaa dhib qabtaane wiil dhib ma qabo ee is dajiya
|
| | Monday, February 05, 2001 - 07:22 am waad salaaman tihiin khalad ka ugu wayni waadumarka haday is dhoorilahaa yeen fitno maydhacdeen ee iyagaa shanta kasoo galaya walaalayaal waan is naqaanaa hablaha maanta jooga ee yaynaan raga eeda saarin wixii gaara waa abaalkood raga markay kulahadlayaan hadalk iyo wajiga loomadabciyo hadii kale adaa hudan walee. harta ragu khaladka iyaguun malaha hadii ay dancaan maxay dumarku sheedaanka isga naari waayeen oo socda hana fitneenina u oranwaayeen fitnada wayni waxay kasocotaa dumarkii oo xijaabkii tuuray oo caw radoodu dibada taalo markaa shaydaan kastaa wuu soo halacsan dumaroow aynu shaydaanka is ka naarno bari wax kugu fali maayo ninkaasi tobankalena wuu usheegi toban ku na toban kale ayay kutaaban tii Alana way kusugaysaa ee ha ilaawin Digniin kale xanuuno xunxunina way jiraan ee rag iyo dumaroow is dhoora bulshadeenii soomaaliyeed bulsho nadiif bay ahaanjirtay Alehaina badbaadiyee aynuku soo noqono dhaqankeenii iyo diinteenii macsalaama afkana yaan la is ka xumeen iyadoon la is caayin wax hala is kusheego ilaahay jid ka toosan hanugu rido soomaalaay amiin amiin amiin amiiiiiiiiin
|
| | Thursday, February 08, 2001 - 05:30 am marka hore waad salaamantihiin aniga fikrad ahaan waxay ila tahayin dumarku khaladka leeyihiin sababtoo ah ma aha in ay ka ogolaadaan nimanka waayo ayay isgu dhiibaysaa nin aan shaqadeeda ahayn oo aanwaxba isgu jirin xitaa hadaynan ilaahay ka baqayn miyeysan ogayn in uusan waxba ku falayn hadhoow markuu halo markaa hala is ilaayo dumaroow.
|
| | Friday, February 09, 2001 - 09:02 am aslaamu calykum markii aan akhriyay rayiyada kal duwan ee meesha kadhacy iyo jawaabaha laga bixiyay su aasha gabadha aad baan ugu qancay waxaa se iga dagi waayay labada nin egabadh caayay waxsuaashay waxaan umalaynayaa gabadhaasi cay mamudna waxay galab satayna garan maayo ooay cayda ku madatay soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa af wanaagsani waadahab ee ragoow hala xishoodo Ilaahay hortiin halookala dhawrsado aduunka lagu waarimaayo suaalo aad uadagna waainaga horeeyaan aakhiro gabadh suaasha waydiisay waxaa dhaba oon been ahayn in qofka saaniga ahi uu uhadhayo saani waad mahad san tihiin hanaliga raali noqdo hadaan cid ku gafay.
|