Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Wiil soomaliyeed oo guurdoon ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gayaan

Monday, February 05, 2001 - 02:16 am
Waxaan hahay wiil soomaliyeed oo ka shqeeya xafiisku kuyaal galbeedka yurub waxaan radiinaya
gabar soomaliyeed oo hadan isfahano aanu isguur sano. waxaan jiraa 28 sano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baby girl

Monday, February 05, 2001 - 11:28 pm
to Gayaan


horta hore waan kaxumahey in aad magacaga ugu horeye aat been ku sheegtit taa kadib mahi gabadhaad radineysid sow bye....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gayaan

Tuesday, February 06, 2001 - 12:58 am
ku baby girl walaal marka hore waad salaamantahay
salaan kadib walaal magaca abahay awawgay naanaystiisa waxaa layidhaa gayaan xafiiskan an kashqeeyana dadka ajaanibka ah een wada shaqayno waxay ii yaaqanaan gayaan madaama magaca hore ka awawgu ka xoogbato marka walaal in laysku jees jeeso mafiicna maadaama ooynu nahay dad islam ah

ama biin an sooconay laysu sheego.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Tuesday, February 06, 2001 - 02:30 am
waxaa laga yaaba inaan is fahmno so sheeg email lagaala soo xiriiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gayaan

Wednesday, February 14, 2001 - 03:50 am
Muna waad mahadsantahay waxaan ka daahay netka madaama oon fasax deerku maqnaa oon dhoofay walaal imelkaga isoo sheeg sii aan kula soo xirriro