Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Matahay gabar soomaliyeed oo wax garad ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siciid yare

Monday, February 05, 2001 - 05:10 pm
Asalaamu calaykum waraxma

gabar yahay matahay waxgarad doonaysa
Mustaqbal iyo guurxalaal ah matahay mid wax ka-Taqaan diinta islaamka xishood badan.
Hadii aad buuxinkarto arimaha aan kor ku-soosheegay waxaan oran lahaa barasho furan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno cabdi & saxiibadeed

Tuesday, February 06, 2001 - 03:01 am
Hallo


waxaanah gabdho soomaaliyeed oo jooga europa
waxaanahey gabdho aqlaaqleh oo xishood leh
ee isku keen sheeg waxaatahay .


Bye.... walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 06, 2001 - 11:38 am
To Muna iyo saaxiibadeed
Aniga waxaan ahay wiil akhlaaq leh oo jooga canada ee idinka tiina ugu akhlaaqda badan,ooo ugu sii akhlaaqda,badan oo xishood dartiis hadalka uu mar ka soo bixiwaayo iska soo xula, intiina kale asxaab badan oo xagayga ka socota baan wargaline. lol
take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA IYO SAXIIBADEED

Tuesday, February 13, 2001 - 01:41 am
TO SACIID
HORTA HORE WAXAAN KU SHEEGEYNAA ANAGA WAAN XISHOONAA LAKIIN XISHOOD DARTIIS HADALNOOGU MA DHAGO LAKIIN WAX YAALAHA QAARKOOT OO LOO BAHAN YAHEY WAAN KA XISHOONAA.
LAKIINSA ISKU KEEN SHEEG WAXAATAHEY MARKAAS AYAAN
ISKU KAA SOOXULIDONAA.


MACSALAAMO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Saturday, February 17, 2001 - 07:38 am
tO Saciidyare. walaal saciid waxaan kugu salaamayaa salaanta islaamka aslaamu calaykum taa kadib walaal waxaad tahay wiil dhalin yaro ah saan dareemayo oo raba guur markaa waxaan ku waydiiyay maad gabdhaha la xi dhiidhid is ku kaa sheegay maxaaa kuu dhiman ee aad doonaysaa isku kee sheega maxay tahay laguuba sheeg in ay yahiin gabdho guurdoonah aher dadaal oo waxad hayso keen hala arkeer hadii kaler halu goyn habdhaha walaalahaa ah sidaa iyo nabad galyo bro kana raali ahaw canaan tayda waayo aadaa igi yaabiyay saad wax u doonaysid bye bye saciid yare...,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hana

Saturday, February 17, 2001 - 07:45 am
To munocabdi iyo saxiibadeed, walaalayaal waa idin salaamau marka hore tan labaad waxaan idiin rajanayaa in muraad kiina alle idiin sahlo maadama aad tahiin gabdho soomaaliyeed oo guurdoonaa daacadna ka tahay waxay doonayaan mar walbana ku dadaala waxa ilaah raali ka yahay diint xishoodka dabeecad iwm waxaan idiin rajeeyay ku wii hela waxay doonayaan in ilaah idin ka dhigo ladada daroodna ku gaadha qayr iyowax ilaah raali ka yahay sidaa iyo ku lan danber oo xiiso leh iyo waxaad raadinaysaan oo aad heshaan bye bye dhamaan