Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : I am just looking for honest grill friend but if you are not honest ////////////////????????????????????????????????????? please do not click here
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

honest boy

Tuesday, February 06, 2001 - 03:48 pm
abaayadii waayahaan dhan waxaan raadinayey gabadh daacad ah aan la shee kays to haddad is hubto in aad daacad tahay igala soo xiriir jamalhonest@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waa iga waano

Monday, February 12, 2001 - 01:53 pm
Akhii waxaad tiri ciwaankaagii (GIRL FRIEND) ayaad dooneeysaa. Ana waxaan kuleyhay taasi waa tii gaalada ee gabdhaha guurso ama iska daa.
honesty waxey timaadaa marka dar ALE la isku guursado oona labada qof ey iskusamri karaan duruuf kasta oo timaada hadey noqoto gaajo xanuun masiibo iyo waxii lamid ah.
Markaa walaal dhaqso u guurso hadaa kartid.

walaakaa oo ku waaninaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamal yare

Thursday, February 15, 2001 - 01:03 pm
qofyahay waxaad tahay qof aad iyo aad u qiimo badan base hal makuu sheegi karaa abaayadii dad badan ayaa aqoon arintaan meesha ku qoray laa kiin waan ku fahan siinayaa maadaama aad iwaydiisay suaal qiimo badan walaal gril friend micneheedu waa saaxiibnimo ama gabar aad wada socotaan marka goor ka waxaa kahoreeya sheeko shekada kadibna waxaa yimaada guur marka hadaan dhahay gril friend ha u arkin khalad walaalshii waad mahadsantahay iyo maalin wanaagsan.