Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Guurdoon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 04:39 am
waxaan raadinayaa gabar habaraji ah oo guur doon ah emailkeygu waa toosane72@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soleiman A S Abubakar

Monday, March 05, 2001 - 03:57 pm
Subxaana (waa Ilaah aan aan ceeb yar lahayn ama nuqsaan oo waa I kaamil ah oo wada dhammeystiran oo aan uga baahneyn khalqigiisa iyo maamulkiisa wax kaalmo ah haba yaraatee)wuxuu awoodaa inuu biyaha u beddelo dhagax, dhagaxan uu u rogo biyo. Tus. Nabi Muuse(CS) waxaa soo ceyrsaday Fircoon (lacnad ha ku dhacdee) oo I ku yiri Ushaada ku dhifo badda ka dibna uu I idankiis iyo awoodiisa biyaha dhexda ka kala dillaaciyay una istaajiyay sidii dhagaxa ama buur(jamal)oo kale, haddana noolihii ku dhex noolaa biyaha dhaq-dhaqaaqooda iwm ay muuqdeen ee yaanan moodin sida barafka oo kale inuu ahaa, meesha laga dillaaciyay (dhulkaas) oo ay marayeen Nebigaas (CW)iyo dadkiisa wuu qalallaa, dadkana I. ayaa 2 arin oo aad u muhiimsan ka badbaadiyay -
-Dulmigii Fircoon iyo
-Biyahaas hoostiisa ay marayeen, waxayna uga muuqdeen sidii duqsi ama tixsi oo guri 10-20 dabaq la hoos dhigay. oo kale.Waa awooddee? ma kii Western/kaa mise...??!! bal waa kii na abuurtay Allah Jalla Jalaaluh.
Qeybta kale iga suga oo ah biyaha oo I. dhagax ka dhigay.