We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date I am looking a husband with the following cracteristics: 1. Good in Diin Islam Between 30 - 35 of age... 2. Medium to Tall in Hight 3. Good looking 4. Good Sence of Humor 5. Rear Magaal.. Means good behavior 6. Educated.. atleast (BS) 7. Doesn't Drink, Qayil or Smoke If you know anyone who can pass this task... leave a message in the same baafin Page.. Thank you.... No name No Address...
|
| | Unrecorded Date you are looking for my husband , really , that man is not available, i hope you can find some were else,
|
| | Unrecorded Date KU: No Name & Zowjat Goor wanaagsan Intaad soo sheegteen oo dhan waa astaamaheyga, qaarkalena ay weliba ii sii dheer yihiin, hadii xiise gaar ah jiro bal igala soo xiriira fariinsidaha hoos ku qoran: Qumane@hotmail.com Nabaadiino
|
| | Unrecorded Date Xaajiyo maxaa ragii u soo jawaabi la'yihiin? maybe your demands and your standards are too high. try to lower your expectations and maybe the brothers will answer your ad. you know what I mean!!! u
|
| | Unrecorded Date Anonn: She is not demanding alot. She did not say a millionaire. It has hard to get a Somali man with even low standard.
|
| | Tuesday, October 17, 2000 - 07:41 am Asalaamu calaykum dhamantiin. Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo degan wadanka mareykanka,da'deydu waa 25 waxaana bartaa Pilotnimo ama duuliye sanadki sedexaad waxaana ii dhiman laba sano oo kale.Ma lihi wax balwad ah oo aan ka aheyn kubada cagta iyo gurigeyga. Waxaan raadinaayaa gabar soomaaliyeed oo astaamaheedu yahay sidan ilaa iyo xad ama usoo dhow. 20-25 ilaahey u dhameestiray lixdeeda lixaad. Qabiil iga fogeey,ineey ahaato soomaali. Aan laheen balwad. Ah gabar ilaahey iyo diintiisa wax ka taqaano. 100% qasab ma aha laakiin waa isla baraneynaa. Qurux wax weyn ilama aha,laakiin dabeecad fiican Kistoo cad maxaa yeelay anaa madoow ehee. Qof ciyaalkeeeda korsaneeso ha ahaato. Ineysan igu xirin maal badan,laakiin iyo xad aan diyaar ula ahay. Xushmad u heeyso waalidkeey,anigana aan u haayo waalidkeed. Fadlan igala soo xiriir e-mail{timey2000@hotmail.com,timey2000@hotmail.com} Degan Agagaarka mpls Mn
|
| | Tuesday, November 21, 2000 - 02:57 pm labada gabdhoodba waa salaamay . waana ka xumahay inaan waqti danbe soo jawaabay , laakiin haddaanba arkay farrimahaan. isma faaninaayo horta , laakiin. qaad ma cuno , khamri iyo sigaarna haba sheegin, kistoo aan ku meel maro waa aqaannaa inaan sii wadana waa filaayaa. waxaadse ogaatiin no one is perfect ee qofka samaantiisa haddey badantahay , kis yaroo xumaan looma tuuro , qof walbana waa nasiibkiis , in mid wareersan eey kaaga dhagtana waa dhici kartaa , ee bal anigana labadiinna tii danayneyso ha ila soo xiriirto. e-mailku waa cabdigaab@yahoo.com
|
| | Wednesday, November 22, 2000 - 04:17 am Dear No name salam. walaal si fiican ayaad uga hadashay,ama u dhiibaatay afkaartaada,laakiin waxaan filayaa way jiraan rag buxinaya shuruudahaaga,laakiin haddaad doonayso isbarasho marka hore waad ila soo xiriiri kartaa. To.Zowjat> walaal way jiraan dad intaas ay soo sheegtay oo dhan buuxin kara ee sidaas u ogow. To.Anonymous1> waxa aankuu sheegayaa inayn ku xidhin wax demand ah,ee ay ka hadashay waxa ay jeceshahay,sababtoo ah qof walboo ban'aadam ahiba waxbuu jecel yahay,ama dooqiisu yahay,markaa wixii ay rabtay ama ay jeclayd ayay halkan ka sheegtay.
|