We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Monday, February 12, 2001 - 06:35 pm Waxan ahay wiil Sacad ahay oo donaya Gabar Sacad ah. Waxan jiraa 25 sano. Waxana dhaganay New Mexico, magaalada Santa Fe. Waxan ku jiira sanadkii ugu dhambeeya University of New Mexico Medical School. Waxan doonayaa Gabar Sacad 20- 25 jiir ah oo mustaqbal la dhisto. Gabadha Sacadka ah ee aan doonayo wa inay tahay gabar oo raaliyo ah. Hadaa tahay gabar Sacad ee aan raadinayo, fadlan ee dhaaf email. Dr. Abdi Mohamed Jimcaale.
|
| | Tuesday, February 13, 2001 - 01:18 am waxaan ahay gabar sacadaa oo dagan genève hadii aad xiiseynayso soo qor emailkaaga, i hope i see you when day
|
| | Tuesday, February 13, 2001 - 02:18 pm waryaa xoolayahow gabdho ilmo adeero ma lihid miyaa? mise reerkaagii baa ku tuuray yarnaantadii.
|
| | Tuesday, February 13, 2001 - 02:21 pm Nasro adi emailkaaga maa ka tagtid walaal si laguula soo xiriiro. ka waran nolosha geneva.
|
| | Wednesday, February 14, 2001 - 07:38 am ?
|
| | Wednesday, February 14, 2001 - 07:46 am waryaa xayawaan baad tahay ee qabiilka ha ceebayn waxaad tahay mid reerkiisi dayriyeen waayo waxaad tahay looser waanan aqaanaa dadka qabiilkaas ah oo ku nool new mexico waayo aniga ayaa ah kaabo qabiilka sacad waxaanan ku noolahay minneapolis marka saaxiib get lost
|
| | Wednesday, February 14, 2001 - 07:08 pm marka hore af soomaliga soo saxo "Maxay tahay qof sacad ha" ileen qof aan xataa ololaha soo marin baatahay, Gabar sacad nin aan afka soomaliga aqoon lama siiyo.
|
| | Friday, February 16, 2001 - 08:11 am Good Luck Bro !
|
| | Tuesday, February 20, 2001 - 03:49 pm you nigger.you know what i am talking about it is you sacad
|
| | Wednesday, February 21, 2001 - 09:17 am ALA MAXAY ISKU GURAYAAN BEEN IYO QURAAFAAT SACAD OO YAY GALAAN? MA IL JEEXDII LASHEEGAYA OO XAASIDIINTAA AHAA ALA WALAALAHAY BAA AH ILAAHOW ICAFI LAAKIIN IYAGU WAA DAD FIICAN MA AHA KUWA XUN XUN I LOVE SACAD PPL
|
| | Wednesday, February 21, 2001 - 10:47 pm saxiib ninka naagaha sacadka doonaayo waxaan waxaan ku waydiiyay naagaha sacad xagaan lagama helo waxay joogaan xamar xagaasay wax ka bililiqaystaan.
|
| | Thursday, February 22, 2001 - 05:41 am Saaxiib waxaa kuu sheegaayaa meelaha ay buuxaan gabdhaha sacadka ah. Finland, Sweden iyo Xamar oo ay shaah ku kariyaan siiba bakaaraha, baroomadana kama dagtaan. Hadii aad doonayso naagtii ku dililaheyd sifiican usii wad raadiska good by
|
| | Thursday, February 22, 2001 - 04:42 pm Alla NUUR ur funiest guy I ever heard. Alla weligey sas uma qoslin. bye nur niman nagaha Sacadka iyo Majeerten radinayo marun bad uga malaysa lol......waan ka warsugayna biyo sara tagay.
|
| | Friday, February 23, 2001 - 02:29 am yow guys nuur and yusuf ,that was tight,,,,,man ,,,,,,very funny,,,,,,,,but one thing why u all playa hating him he ain't the only nigga that look for girls with qabiiiiil,,,,, plus get some respect for iljeex coz my mom is; and she is the best momin the whole world,,that is why i some times think to marry an iljeex girl,,, i'm out like m.jordan
|
| | Friday, February 23, 2001 - 09:36 am TO: ABDI M. J. PLS BRO DO THE RIGHT THING AND CLOSE THIS CHAPTER. OTHERS U DON'T WORTH TO CAT. THANKS. HAKABA
|
| | Friday, February 23, 2001 - 09:55 am to cabdi jimcale walaal waxaa tahay qaniis marka waxaan ku dhihi laha meelahaas ka radso qanis ku fuula ama aan kuu raadino habartaa koley aabaha waa dhinte yda ku qabo taas ayaan kugula talin lahaa!!! gax gax gax gax gax gax gax gax
|
| | Thursday, March 01, 2001 - 07:26 pm waraa horta wa salaamintiin sacad oo dhan . mxaa ka rabtan ninkas adinka ma yaqaan sacad oo dhan. let him have a fun aight dadku inay isbartan waa fican tahay lakiin wxaa ceeb ah qof aadan aqon inaad cayso . aniga wxaan ahay wiil sacad ah oo jira28 sano oo kunol silver spring maryland wxana dona gabar cida oo usa dagan oo aan isbarano who knows what's gona hapend after isbarashada emailkeygu wa sadaq44@hotmail.com qore sadaq bye all. sacad 4 life
|
| | Thursday, March 01, 2001 - 10:15 pm To Sadaq Walaahi waa idinka shakiyeynooh!!!!!. waxaas layaabanahay ku oo raadihaayo gabdhaha sacadka nawarkiid ku qeyliso kaftankooda mindilee waaye, dhabtoodana mataqaanaahee??? baroonleewaaye.
|
| | Friday, March 02, 2001 - 04:39 pm hey nur u dont know what u talking about u r not sacad that's why u talking like that bro. sxb anaga gabdha heena iyo wilashaba jiljileec manaqaan. hadan nahay sacad. marka too ku dileysa kuna noleynaysa aan rabnaaa. awey gabdha heeni? warka keena peac and love my people sacad i love ya all
|
| | Friday, March 02, 2001 - 10:16 pm asalama caleykun GUYS PLEASE THIS IS THE 21 FIRS CENTERY GROW UP, GROW UP, GROW UP. WALAAL WAA MAXAY QABIILKA AAD KA HADLEYSAAN OO AAD IS CAYNAEYSAAN. WALAAL CABDI WAXAAN KUU MALEYNAY IN AAD TAHAY QOF WAXBARTAY? I AM SORREY TO HEAR THAT, IN AAD QABIIL KA HADASHID, WALAAL QOF YAR BAAD TAHAY WAXAANA TAHAY KUWII MARKA SOMAALIYA LAGU NOQDO BADALI LAHAA, MAXAA KUUGU DHACAY, DUNIDA SIDAY U DHAQMADAAN MIYAADAN ARAG. WAXAAN U MALEYNAYAA IN AAD WADANKAN TIMID ADOO YAR, LAKIIN WAXAAD U DHAQMAYSAA SIDII QOF BAADIYO KA YIMID HADA, PLEASE FORGIVE ME I DONT MEAN TO DISRESPECT YOU, LAKIIN WAXAA LA YABAY QOF YAR OO WAX BARTAY OO HADANA SOMALIDA KALA SAARAYA. FEAR ALAAH AND STOP KHABIIL WAA KII SOOMALI DHAMEYEY PLEASE. THANK YOU YOUR SIS IN ISLAM
|
| | Monday, March 05, 2001 - 08:23 am hawiya boormu degaa kooda boqoro dhaleyna buunshe kusiinayaa waa duleeysa baddan yahaye sulukheey hooyo kulama rabo.
|
| | Monday, March 05, 2001 - 09:45 pm TO: ABDI "WIIL SACADA OO GABER SACADA RABA" MA BILILIQADAAD UMADA AYAAD ISU KAASHANEYSAAN?
|
| | Tuesday, March 06, 2001 - 07:18 am waaxaa aha gabar sacad ah waxaan daganahay norwey waxaan idin lee yahay wiilasha sacad welcom by
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 04:06 am Hey guys stop dising ok, He has a right to say what kind of women he is looking for to: A.M.Jimcaale aboowe I hope you will find the one u are looking for. I myself hope that the right one for me will be my tribe (Sacad) ofcource.But not only that he must Qualifaty my wish for a man:like well educated, good caracter,good looking. A good man that my FATHER will say he is good enough for my princess.With out my father's approve,He can not be the one for me.Even if he is Sacad they are more things needed that my Daddy can give he's premission. A person who is your tribe doesn t make that person to be the right one for you. But the time we are living now all Somalian people wants their own tribe which is nothing wrong with it. I hope everyone of us will find the happyness in life including the right one Insha allah. Macsalama
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 04:44 am mooryaan mooryaan raadineeyso mooryaan + mooryaan = ?
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 09:51 am To:realist My dear sis/bro write something logical,what you just wrote has no meaning except an anger which is coming from you.Have fear for Allah and be loving to humankind. Macsalama
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 09:56 am ga
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 10:05 am Mahamede + realist= ga gaaaaa looooooooooooooooooool
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 02:55 am BRO Jimacaale. I hope you find the right lady. Don't let some of the comment get the way of your believe and happines. and let me know if you making any progress. I would happy to hear you success both life love/health. sister
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 04:25 am Hi fellow Sacad Brothers and Sisters, Can anyone help the Good Doctor out ? To the Sacad haters, all I say is talk is cheap. For every one of us, there are 10 Somalis working for us. We are your overlords, your rulers, your Masters. So bow down and pay respects to the Sacad Clan. Well Good Day !
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 06:16 am Bro is I again early I sign as anonymous. I like to give support in these opportunists idiotic people who do not recognize the basic value of respecting the wishes of human beings. sister
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 06:50 pm to all my brothers and sisters. wuz uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuup sacadow see layahay mala faya, wa idin salaamey dhamaantiin salaan kadib dadkaan mxay rabaan caytamaya if u not sacad get the f--k out of here aight. to jimaale bro did get some numbers yet couse i can huck u up some nice sacad girls. word bro i'm not playing. sacad 4 ever and ya know who they are the kingd of somalia. peac and love what ever u at sacad weyne love ya all.i'm out by ELMI WEHELIYE AMALE FARAH
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 08:17 pm To: Sacad!!!!!? Warhaye walaalayaal Maxaa dhacay oo dadkoo dhan idiin caynayaan meesha waxaa kabuuxo kuwo badan oo qabiiladooda raadsanaayo sida majeer. or darod Maxaa dhacay oo markasto loogu caytamaa bejajk hawiyaha???
|
| | Friday, March 09, 2001 - 07:38 am salaaaaaaaaaaaaaam dhaman dabadeed waa nimanka meeshaan keney warka ah sacad waxaan idin kula talin lahaa in aa xirtaan page kan sababta oo ah waxaa tihiin waa aqaanaa ninka sheeganaya in uu doonaayo gabar sacad sxb meeshaan lagama helo waa laguu yaqaan mesha laga helo ee edeb yeelo mida labaad xadaad xiri weyso waa ku garanayaa tan kugu dhacda ada ka masuul ah markaan saas ku lee yahay waxaan lee yahay awood aan kuugu hanjabo saababtoo ah cidaa tahay iyo waxa aad uga dan leedahay waa adigii ii sheegey eee xir page sxb adoo raali ah hadii kale adoo si kale ah ayaad xiri doonaa sadaq adna edebta aa kugu yar wana ku soo email garyn doonaa insha alaah , bye dhamaan waa ugaaska habargidir
|
| | Friday, March 09, 2001 - 08:07 am TO; UGAAS HORTA HORE WAA RUNTAA NINKA BEEJANKAN FURU SACAD MAHA ADIGANA HABARGIDIR MABA TIHID SABABTOO AH HABARGIDIR UGAAS IYO SULDAAN SIDA QABIILADA KALE MA YAQAANAN SIIBA SACADKA. EE WALALAYAALO CIDEENA MAGACOODA NOO DAAYA.WAANA RUNTAA NINKAN WAA NIN EDEB DARAN, SAASNA GABAR SACAD KUMA HELAAYO, GABAR SACAD MEEL WIIL SACAD LAGA HELI WEY TAQAAN, NOT HERE!. HABARGIDIR NA MAGACEEDA NOODAAYE.
|
| | Tuesday, March 20, 2001 - 10:03 am TO: WEHELIYE. PLS BRO DON'T USE THAT NAME AGAIN, I'M JUST ASKING U. THANKS FOR UNDERSTANDING. W.SACAD
|
| | Thursday, March 22, 2001 - 08:24 am waxaan ahay gabadh sacad ah oo wiil sacad ah radineyso waxan shiraa 25sano nursing baan ahay, wiilkii sacadrasmi oo single ah ila soo xiriir qeyre@yahoo.com.
|
| | Tuesday, April 03, 2001 - 06:23 pm waad salaaman tihiin dhamaan tiin sacad people. TO w.sacad sxb why u say that dont use weheliye name, wuz up u don't like or what answer me? that's my real awoowe name aight. MIDA KALE AAWEY DHALIN YARADI SACAD IQYAARTA HA LAYSKU AARKO NETKA WHERE ARE U SACAD WEEYNE HOLLA BACK QORE MR WEHELIYE PEAC AND LOVE ALL YA SACAD SACAD 4 EVER
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 10:11 am TO: WEHELIYE. WALAAL ANIGABA WAA AWOOWGAY MAGACIISA, SIDAAS DARAADEED WALAAL MAGAC KALE ISTICMAAL, SI AANAD CAAY UGU SOO JIIDIN AWOOWE MAGACIISA. WAANAD MAHADSANTAHAY. W.SACAD
|
| | Wednesday, April 11, 2001 - 12:01 pm waryaada dhamaantiin sacad meel ayaad ooga dhacdeen sacad magacooda in lagu sheego ma ahan oo wuu ka sharaf badan yahay qabiilada kale sacad qof ah laguma yaqaano hadaladaas xunxun ee hadii aad tahay sacad ma waxaad weysay meel aad kula sheekeysato qof sacad ah fadlan ninka beejkaan furay ee gabadha doonayo waxaan kuleeyahay hadii mardanbe aad soo qorto war waxaan kaa tooganayaa madaxa waana ku aqaanaa ogoow qorigii u.s.a waa laga helaa mardabe aan war kaa maqlo beejkaane sida uugu dhaqsiyaha badan kuxir hadii kale waa inoo xabad iskane keey illaali waa wiil sacad oo kaxumaaday hadalada laqorayo
|