Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : MA TAHAY DOOB 40 JIR AH OO AAN WELI GUURSAN??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 10:01 pm
Salama calaykum dhamaan

Hadaad tahay nin cilmi maadi iyo mid diineed leh
Dhaqan wanaagsan oo waqooyi u dhashay aan hore u soo guursan raba in uu deggo/guursado marwo sharaf leh aad ku nooshahay wadamada, Maraykanka, Ingiriiska, Skandinavian ka midkood

Aad rabto mustaqbal, gabadh qurux leh, tacliin leh leh, akhlaaq iyo khibrad leh fadlan ii dhaaf cinwaankaaga.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REALY _MAN

Friday, February 16, 2001 - 01:11 pm
HEY;HEBLAAYO
Waan jaclahay inaan kuu dhaafo cinwaankayga laakiin xujo miyaa inaan afartan jirtd kolay ila soo socod sii hadii aad gabar tahay kolay meesha magac gabdheed ugamajeedo isi soodiyaari adoo magac gabdheed wata ?
bye some wrong oo with me ka yimid haduu jirana sorry honny
have good day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhawrsane

Saturday, February 17, 2001 - 02:00 pm
waad salamantahay magaclaay.

waxaad raadinaysaa nin cilmi mid adduunyo iyo diineed waaybee hadana reer waqooyi ah 40jir.
ma xuma waxaan ahay nin cilmiga maadigu uu aad ugu yaryahay balse dadka si fiican ula dhaqma tan diinta in igu filan waan aqaan waqooyina ma arag nin xun ma ahi ee haddii adiguna aad afartan jir tahay walaaley aan isku qabano ka shalaayimeeside. bal soo waran adigu nin horey ma isku guursateen
waa ku kaa ...
anigu wali mid ii qalanta ayaan raadinayaa.