Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waamaxay waxa ugu muhiimsan ee nolosha bini aadam ku ku dhisantahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohaa

Wednesday, February 14, 2001 - 05:55 pm
Nolosha bini aadamku waxay kudhisantahay waa kalsooni iyo jacayl hadii labadaa la waayo way adag tahay in qofku kunoolaado nolol wanaagsan oo raaxa leh marka sidee lagu ogaan karaa in ay arintaasi lagama maar maan tahay ? waxaan idiin sharixi doonaa barrito hadii alla idmo.