Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : ILA TALIYA WAA IGA TAALAAYE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

pilot shabiye

Friday, February 16, 2001 - 06:35 pm
AKHYAARTA WAA SALAAMANTIHIIN

salaan ka bacdi walaalayaal anigu waxaan ahay
wiil arday ah oo ku nool waddanka Australia
marka waxaan is baranay gabar wadankan udhalatay laakiin anigu weligay waxaan ku fekeri jeri in aan islaqaysano noloshayda inta ka dhiman gabar somali ah oo aan isku af, isku dhaqan, iyo isku diinba nahay laakiin maadaama oo aan rajo kaqabo
in ay gabadhani muslinto waxaan go'aansaday in
aan idinka idiin soo bandhigo marka marka ma ayada
ayaan ka ajarsadaa mise mid soomaaliyeed ayaan
iska guursadaa?

marka maxay idinla tahay walaalayaal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAMINA

Saturday, February 17, 2001 - 08:05 am
TO shabiyer walaal shabiyer waa ku salaamay marka hore tan labaad qoraalkaagu waxa uu u eg yahay laga jacli xaydha jacli oo ah labadaba waan isku rabaa hadaad tahay arday wax barta yaqaana diinta aler maxaad isku bar abr dhigi gabar soomaliyeed oo muslin ah iyo gaal cad oo rag oo dhan u dhaxaysa waxaan ku gu waaninayaa naftayda iyo taadaba maadama aanan waxaba ku dhaamin ee aan ahay ardayad aniguba hadana in aad ogaatid mar walba diintaad dhaqankaaga in wax lagu doorsadaa aynay jiri markaa mar walba ku dadaal gabar soomaliyeed oo aad wax walba isla fahmaysaan sidaa iyo nabad galyo bro.-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LONG_LIFE

Saturday, February 17, 2001 - 10:19 am
hey.Asalaamu Calykum
to.shabiye.
walaal horta aad baad u mahadsan tahay haddii aad noo soo gudbisay arintaas u baahan in laga wada tashto hadan aniga fikrad ahaan waxay ila tahay aiaad iska guursatid koley wixii khayr kuu ah laakiin waxaad samaysaa marka hore inaad tukatid laba ragco oo Istiqaaro ah kadibna aad ilaahay u soo bandhigtid arintaada adigoo ku ducaysanaaya inuu haddii ay khayr kuu tahay ilaahay kuu shalo haddii ay shar kuu atahayna ilahaay kaa xijaabo. mid ogow naag somali ah iyo naag soo muslintay oo cadaan ah waa isku mid waayo waa wixii ilaahay wax kaa dheefsiiyo mida kale waxba yay naagaha soomaalida iska dhigin inay naagah kale wax dheer yihiin haday tahay muslin waa qasab in la guursado naagta aad is fahantaan wax walbana sida la isku fahmo ayay ku xiran yihiin.
wa bilaahi towfiiq
ilaah ha kuu fududeeyo wixii khayra ah haday simali tahay iyo haday cadaan muslin tahayba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Love

Saturday, February 17, 2001 - 01:57 pm
To Shabiye...
sxb waan ku salaamay marka hore adiga iyo LONG_LIFE iyo Aamina sxb hadaan halkan ka dhiibto fikradeyda waa hadey run kaa tahay hadaad ka wadato fun kuma darin waxaan ko oranlahaay waxaa
hore kuu yiri LONG_LIFE waa hadaad rabto talo wanaagsan dhanwalbo ayuu kugu taliyey runtii
waxaan ku oranlahaay hadey ogashahay in ey muslimto iska guurso kadibna kala fogaaw meesha
ey ka dhawyihiin asxaabteeda wiilal iyo gabdho
waayo hadii kale wey idin fasahadinaayan wadankana
waa dimocratic wax aad ka orankartid ma'leh hadhowne meel cidla ah ayaad ka soo baxeysaa adigoo shalaanayaa... sxb hadaad dooneysid inaad kuursato gabar somali ah kasoo guurso wadankaaga
hooyo waayo waa lawada arkay gabdhihii yimaaday
qurbada sida ey wada noqdeen waa iga waano bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

long_life

Saturday, February 17, 2001 - 02:25 pm
hey.Asalaamu Calaykum
salaan ka sib sxb kaymr love aad ayuu u mahadsan yahay waana sida uu noosheegay sidaa yeel bro
have good day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAmina

Monday, February 19, 2001 - 02:45 am
To shabiye

sxb waa idin salaamay dhamaan mr.love long-life
walaal walaalkeen mr.love talo wanaagsan ayuu kuu soo jeediyay qaado runtii waa ku anfacaysaaye
waana talo fiican

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fartun

Monday, February 19, 2001 - 06:32 am
To. Aamina,Long,life, Mr.love iyo qaas ahaan Shabiye, waad salaamantihin walaalayaa waadna ku mahad santihiin, tala waydiinta iyo jawaabida, sida fiican lloga jwaabay
waxaan oran lahaaba waa layiri.
Wxaan kali ah oo kudarsan lahaa jaceylku ma laha qolo iyo midab midna toona qofka hadii aad idjeceshihiin ayna raali katahay in ay muslinto sida ay walaalahey dheheenba, ha uga harin waa fulaan.
waayo gabadha soomaaliyeed waxaa kawanaagsan mararka qaarkood gabar gaalo ahey misana soomuslinta ayaa kadhaqan wanaagsa kadiin wanaasan kana danbiyar waayo gaalku marka uu muslimo wuxuu noqonayaa kamaa saqiir adigana ajir weyn ayyad kaheleysaa,
aniga hadda hadlayo, Haddii aan wiil ahay gabar soomaaliyeed maguursadeen hadii aan helayo mid ii muslinto sida aad nasiibka uleedahay ookale,
warka wax aan micno laheyn yaan kabadinin ee
waxaa iga dardaaran ah,
Jeceylku waan hoygii guriga gabadha hadilin adna ha isdfilin, waad ku mahad santahay daneynta aad daneyneysid, qaadashada Haddii aan qalday fadlan waxaan kaabaryayaa in aad iga saxdid qaladkeyga Mahadsanid
Q Fartun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hope

Monday, February 19, 2001 - 08:11 am
Salaam all,
Heey Pilot ka,did u finish the course? Which engine do u fly? lol@ kaftan iga rali noqo walaal.
Walaalo runtii waa lagula taliye,waxaana kuodhan lahaa qaado talada Long-Life,Mr.Love-aabihi jaceylka lol@,Fartuun ETC.
Anigana hadaan fikrad yar kuugu daro:
Walaalo to the fact of u being a male u have the right to marry a lady who is not amuslim as said in our truethful religion,markaa if she becomes a muslim good for you,if she doesn't...u can marry her as long as u are sure she is who u wanna leave with..I say that bro coz marriage aint as simple as it sounds,when u step into it,it's really hard to get off,markaa be sure it's what u want.On the other hand there r plenty of descent Somalian ladies around,and there is nothing better than marrying ur somalian sisiter,don't get me wrong here,there r also good girls in the other world...last but not least marry the lady you love weather she is a muslim or not,u guys have the choice unlike the sisiters lol@
Hope I helped u dear.
Haye Mr.Love and Long-Life...guess what,we will hire u guys as councellors lol@ interested? lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saacid

Thursday, February 22, 2001 - 06:05 am
pilot shabiye
listen bro, waq tigaada ha iska dhuminin,haddii aad runta ka hadasho ,waad iska ogtahay in aadan qof aan soomali ahayn aan is afkeeneen,afsoomali aad ku la hadli kartid,oo aad is fahmeysiin iska raadso.
macsalaama