Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa gadhihii dhigan jiray iskuulka xaawo taako
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi yare

Saturday, February 17, 2001 - 02:19 pm
wallaalayaal waa idin sallaamayaa sallaan ka dib waxaan raadinayaa gabdhihii dhigan jiray iskuulka xaawo taako fadlan halkaan iigu dhaaf cinwaankaaga hadii aad rabto in lagula sameeyo xiriir thanks