Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan jelaanlahaa gabar aan u gudneen fircooni gudniin kalooyaqaan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahadi

Monday, February 19, 2001 - 11:17 pm
asalaamu caleeykum
walaalahay waxaan ubaahanahay sidii aan horay usoosheegayba gabar soomaali ah oo aan loogudin gudniika fircooniga waxaan rabaa gabar sunogudan
ama aan gudneenba?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxammed qaahiri

Wednesday, February 21, 2001 - 11:21 am
To : mahdi


saaxiib ma qisadii ismahaan oo been abuurka ahayd baa kacdoon gudniin kugu beertay? xishood ninyahow , midda kale haddi gabar noocaas ah nin walba raadiyo ogow in walaashaa meel cidla ah ku soo dhacayso oo aan cidna albaabkeeda soo garaacayn , illeyn sunnigu dhawaan buu bilowdaye .


bye for now