Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan rabaa inaan dhoofo lacagna ma heysto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hammi

Tuesday, February 20, 2001 - 02:47 am
waxaa jeclaan lahaa inaan inaan udhoofo mareykanka lacana mahysto ee ila soo taliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Tuesday, February 20, 2001 - 04:23 am
to hammi

dhoofitaan ka maxuma ee walaal meeshaad joogtid marka hore wax ka kasbo.

walaashaa''''''''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Tuesday, February 20, 2001 - 04:56 am
Walaal waxatahay qof daacad ah maxayeelay dadku ma sheegan wax laaantooda ee ilahay hakugarab galo AMIn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Sunday, April 01, 2001 - 02:27 pm
maxaa kaaga horeeya mareykanak ?

meel kasto oo aad joogto ayaa ka fiican
mareykanka .

fusuq iyo walli unbaa kaaga horeeya mareykanaka
iimaanso meesha aad joogto.
oo Ilaah meel walba wuu kula joogaa .

hadaad gabadh tahay walaaley cadaab ha doonanin.
hadaa will tahayna sidoo kale .

hadabo meel walba irsaaqadaada wey kuugu iman.

by cali.

<h1> ilaahow na soo hanuuni>