We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Wednesday, February 21, 2001 - 02:43 pm ii reeb hadaad heyso diiq dabaasha yaqaan wixii faah faahin ah igalanana soo xiriir halkan
|
| | Wednesday, February 21, 2001 - 03:03 pm dooro war anagaa diiq haynee macnahaagu cadeee waxaan filaa inuusan cadayn hada,laakin markaan arko asagoo cad waxaad heli doontaa jawaab deg-deg ah oo ku raali galisa. waa olol oo ku leh nabady dooro
|
| | Wednesday, February 21, 2001 - 04:03 pm HOY DOORO WARAN ANIGAA DIIQ DABA DHEER AH BAALASHUNA, AAD UGU BABANAYAAN.CIDIISUNA MACAANTAHAY. EE SOO DHAWOOW DOORO. LOOOOOOOOOOOL DOORO
|
| | Wednesday, February 21, 2001 - 06:14 pm to dooro horta dadka magacooda hakoobiyin doqonyahay waxaa kakoobiday diiqa iyo doorada meesha aad ku aragtay soomaalida taas baaan uga yaabay teeda kale waa maxay diiq dabaal yaqaana macneheeda?adaanba dabaasha aqoonee doqonyahay soo xiiratay oo nin ka eegaysa netka yaa ku habaaray ma waysan joogin niman meeshaad joogtid?
|
| | Friday, February 23, 2001 - 03:24 pm hey.boojaal aad qaldantay maxaa yeelay diiqaqa ha suuq xirin qota ha la boodee soo bood bood badar waa kanaa maxaa haysaa dooro have good day keen warkaaga
|
| | Monday, February 26, 2001 - 06:30 am Hi! Dooro Ugu horeytii waad salaamantahay, waakan diiqii aad raadineysey ee la soo xiriir E-mailkan diikh@yahoo.com By see u
|
| | Tuesday, March 13, 2001 - 10:48 am Haa Dooro Uq ehne Waa tanaa, oo aan wax ukun ah ku fadhinin. ee halala soo xirriiro
|
| | Tuesday, March 13, 2001 - 01:02 pm Naa wax ku biiqo ma raabtaa dooro, if yes la soo xiriir Diiqa magaalada Melbourne.
|
| | Saturday, March 17, 2001 - 04:22 am Dooro - Ku Ku KuuuK, Ku Ku kuuuK - "niba nasiibkiiiiis". Waco tomon saac kii qeyliyo lee kuu roon. Hadiis cawo lix saac qeeyliyo, ma fiyoobo oo ka dheeraar. Cuq ha fadhiisanin intiid ka hubsaneysid
|
| | Saturday, March 17, 2001 - 08:58 am To: Dooro Sodon beeso saliid sagaal samaaki sumun soor iyo suusceed sodonkaan subaxdaan inaa kuu sarifo sadrigaygaa kuyaalaa dooro caday !!!!
|
| | Friday, March 23, 2001 - 05:10 am wayahaye intiina dooro sida loo cuno oo loo rifo yaa yaqaan lasoco dooradan aad ayey u kulushahay wax si fiican ii rifo ayaan radinayaa ii dhaaf fariin c/o
|
| | Friday, March 23, 2001 - 08:25 am diiqa balcad ayaa yaqaanna sida loo rifo doorooyinka haddaad rifoow rabtid annaa u tab- baran sida doorooyinka loo rifo, diiq muxuu yiri kuukuuk==== dooro aa tirii kaakaak==
|
| | Friday, March 23, 2001 - 09:48 am to;dooro dooro yahay hadaad daacad tahay ii soo buub ii soo buubee baalal la,aanee bogaa i saaree adaan baashaaliskaa beesha u joogaa if u ready wlc dooro or boojaal laaleeys diiq
|
| | Saturday, March 31, 2001 - 10:29 am TO DOORO WAXAAN AHAY DIIQ DABAASHA AAD UQUUSTA OO KAA FARXIYA INTAANAYN BIYAHA KAA IMAAN EE AMAAD SHALEEYDAA QUUSMA KA DIB MAXAAYEELAY MAGAALO BAA LA IGA SAARAY ROOGO IN AANAN DOORO LA SOCON Haddii aad ubaahan tahay waa jawaabi kartaa
|