Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Yaa eh reer madiino gaar ahaan sarta korontada ama Tahliil
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi

Thursday, February 22, 2001 - 06:08 am
Walaalayaal waxaan ahay wiil degenaa xaafada madiino ama wadajir waxaana raadinaayaa wixii degenaa korontada ama sarta tahliil agagaarkooda iyo wixii dhigan jiray iskoolka Siyaad ahaana ilaa fasalka 8:aad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awes

Thursday, February 22, 2001 - 11:06 pm
Awees, anigaa daganaa madiina gaar ahaan wadajir iskool siyaad duqa isku keesheeg in aan isnaqaano ayaa laga yaabaa ee goor maad kasoo daktay aniga waxaan moogahay afar sano