Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Maguursan karaa naag diinlahayn?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muuse

Saturday, February 24, 2001 - 11:40 am
asalaamu calaykum waraxmatulaahi.
marka hore waxaa laydhahaa.
MUUSE CALI SACIID
WALLAALAYAAL WAXAAN JIRAA 32 WAXAANKUNOOLAHAY
DALKA KUURIYA [kuria] waxaan joogaa mudo sideed
sano :8: waxaan kujiraa jaamacada dhaqaalaha
afar sano kahor waxaan isbaranay gabadh wadan kaa
u dhalatay oo aan diin haysan waxay aamin san tahay inlauska noolyahay oo la is kadhimanayo kadib waan is jeclaanay mudo sanad kadib waxaan rasbnaa inaan is guursano oo waxwalba way ogashahay laakiin way diiday inay muslinto markaa maxaan kayeelaa ? wallaalayaal isoo jawaaba .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabaas

Saturday, February 24, 2001 - 12:25 pm
war waxaan ku dhihi lahaa is ka guur so balse
naagtu yaanay ku badalin oo kaa dhigin gaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, February 24, 2001 - 04:12 pm
muse. aniga diinta ma ku fiicni lakin dhibaatada camal aa i haysata oo waxaan is jeclaanay gabar budhisti ah marka waxii aan ka sameen laheen gabdhahan waxaan u baahanahay asxaabtii diinta si fiican u taqaanay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 25, 2001 - 05:50 am
To Muuse

Saaxiib ka carar taas,ha guursan, hana ku fakarin inaad guursato xataa. Maxaa yeelay naagta noocaas oo kale kuma fiicana, caruur baa iman, mustaqbal baa jira, adiga waa gaboobi oo toobad keen baa ku haleeli, halkee wax ka qaban doontaa hadii reerka oo dhan ay yihiin, mulxidiin , cawaan oon ilaahayga samada iyo dhulka abuuray aaminsanayn. Warnin yahow kugulama taliyeen, ee ka fogow taas hadii kale marka xiisuhu dhamaado oo runtu timaado meel aad waxka qabatana aadan joogin baad waalwaalan oo hadba darbi isku qaadin sidii qof indho la' . Raasto naag diin leh oo muslin ah, hadii indho yarta aad jeceshahay, dunida muslinka ee indha yartu dagantahay ka doono mid islaam ah. take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulkadir

Sunday, February 25, 2001 - 02:18 pm
aslaamu calaykum walaal muse waxaan ilaahay kaaga
baryayaa inuu kuu yeelo sida aad adigu jeceshahay
walaal marka laga hadlayo guur ma,aha waxa markaa
taagan ee waa mustaqbalka waxa imanaya ee ilmaha
aad iska dhashaan hadii ilaahay idinsiiyo,
mase ogtahay ilmuhu iney u baahan yihiin barbaarin diinta
lagu barbaariyo oo ah hawl laga sugaayo waalidka
hadaba waxaa kugula talin lahaa inaad si fiican uga fiirsatid gabadhaas waayo rasuulka (CSW)wuxuu
yiri naagtu waxaa lagu guursada sadex diinteeda-
maal & qurux hadaba sadexdaas marka la xulaayo waa
marka gabadhu tahay muslim marka aan dhahno maxaa
loola jeedaa diinteeda waa inay tahay qof diinta
ilaahay si dhaba u heysata ee ma aha qof markii hore gaalo ahayd marka naftaada &diintaada u baq.