Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Baafin ardaydii dhigan jirtay school muuse galaal gaar ahaan kuwii ahaa fasalda labaad 1990
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamiilo

Saturday, February 24, 2001 - 08:44 pm
plz hadii aad kamid tahay ardadii ahaa fasaladii labaad markii qaxu dhacayay gaar ahaan kuwii aan isku fasalka ahayn oo ay kamid ahaayeen gabdhaha ayaan .shukri.shamso.ubah.hibo.farxiyo.deeqo caasho.wiilasha mahamed kismaayo .hirdho. siciid shoodhe.xogolof.mahad .jaamc.mahamed
iyo kuwo badan oo aan magacyadooda halkan kusoo koobi karin fadlan adiga oo mahadsanhalkaan fariin ii gu reeb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

irdhe

Monday, March 26, 2001 - 07:33 am
jamiilo abaayo salaamu caleykum abaayo macaan waad mahad san tahay xiriirinta aad na soo baafisey marka kowaad aniga waa c/laahi jamac hirsi (irdhe)abaayo macaan anigu hada waxaan ku noolahay wadanka mareykanka(u.s.a)abaayo macaan igala soo xiriir e.mail keygu waa bile104@hotmail.com by;irdhe