We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Monday, February 26, 2001 - 02:27 am waan idin salaamay dhamaantiin dhalinyaro waxaan ahay wiil soomaaliyeed waxaan raadinayaa gabadh soomaaliyeed oo sharaf leh diinteeda iyo dhaqankeedaba haysata waa in ay joogtaa N.Amerika hadii aad tahay qofkaas igala sooxiriir Email kan Durway@hotmail. com wxii kale oo faah faahin ah emailka yaan ku wada xiriiraynaa bye
|
| | Monday, April 02, 2001 - 12:30 am To : Ali Omar From : Ciileey Saaxiibow marka hore waxaan kuu sheegayaa in aad iska dhaaftid riyada beenta ah oo aad ku riyooneeysid..Meeshan lagama helo wax gabar ah Hadii aad u baahan tahay igala soo xariir e-mailkan hoos ku qoran:- Ciileey10@hotmail.com By:- Ciileey
|