Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : ARDAYDII DUGSIGA SARE EE TIMOCADE GABILEY 1987 WAADSALAAMANTIHIIN!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAWLID

Wednesday, February 28, 2001 - 03:34 am
HALKAN WAXAA IDINKA SALAAMAYA SAAXIIBKIIN MAWLID CARTE OO JOOGA DALKA LIBYA.
OO IDIIN SOO GUDBINAYA SALAANQAALI AH MEELKASTOOD CAALAMKA KA JOOGTAANBA.
WAXAAN SOODHAWEYNAYAA CIDII AHAYD ARDAYDII DUGSIGA SARE EE TIMOCADE SANNADKII 1987
NABAD GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caynaann@hotmail.com

Monday, March 05, 2001 - 11:45 pm
waad salaamantahay mawliid carte meelkasta oo aad
joogto waa cali maxamuud oojooga germany ahna walo walaalkii iguna salaan inaabtigay ROOBLE CAYDIID iyo cidiikale eekula joogta jaaw nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mawliid

Tuesday, March 13, 2001 - 03:15 am
waad salaamantahay walaal cali maxamuud
waan arkay farriintii aad ku qortay beejka
salaantiina waan kaa gaadhsiiyey rooble waanu ku soo salaamayaa.
saaxiib aad baad u mahadsantahy asaxaabtii kale
ee reer gabiiley yaa ku la jooga igu wada salaan
dhamaantood

sidaa iyo nabad galyo!