Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan doonayaa gabar guur doon ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awkoonbe

Wednesday, February 28, 2001 - 06:55 am
waxaan ahay wiil guur doona dadayduna
waa (26) hadaba gabadhii idanaynaysa
waxaa leeyahay gacmo furan,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miina

Wednesday, March 07, 2001 - 01:27 am
To awkoonbe

waa salaamantahay walaalkiis anaa guurdoon ah ee kaalay iguurso walaal ana waxaan waysanaa wiil guurdoon ah laakiin waxaan is lahaa mahelaysi wiil guurdoon ah waliba waxaa kaga siidaran sidaan oga helo dada aad jirtid waxaa la yiri ilaahay maku gargaaraa mise gadac gadac ayuu kuridaa waxaan ka wadaa nucaan raadinaayay ayaa tahay walaalkiis ee goormaan wada aqal galnaa aboowe? war halagaa helo byeeeeee