Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : ARYAA ARKAY MOHAMOUD XARBI WIILASHII & GABDHIHII DAGNAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaan dahir

Thursday, March 01, 2001 - 01:11 pm
ISBARASHO FURAN REER MOHAMUD HARBI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muuday

Saturday, March 17, 2001 - 02:45 pm
salaan dhamaan bahada bayjkaan quseeyo ama loo furay sidoo kale waxaan salmayaa liiban daahir saxiib waad kuma hadsan tahay page kaan aad furtay
intaa kadib liibaanow ugu horantii aniguu waxaan ahaa arday dhigan jiray dugsigii hoose dhexe ee maxamuud xarbi saad ogtahayna dugsigu wax uu fornaa mudo dheer arday badan baa ka baxday i main
ka baramoostay oo highshcool gashay waqtiyo kala duwan qaarbaa markaa dhiganayey i main markay dagaalada bilaabanayen so adigu liibaan ahaan waxaa wanaagsanayd maadama aad adigu page samaysay inaad adigu isugu hormarisid si oo akhaayaarta is bartid oo isku sheegtid waqtigaad dhigan jirtay goortay ahayd iyo faslkaadii jawaab baan kaa sugaynaa liiban daahir saxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaal

Wednesday, March 28, 2001 - 11:38 am
to furaha page kan sxb anaa ahaa ardaydii maxamuud xarbi sxb grade kee ahayd xagee daganayd magacaa?