Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Hadaad tahay gabar IMAARAATKA ku dhalatay please ila soo xiriir hadii kale iska kaydaa please>>>>>>>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zakariyaaa

Saturday, March 03, 2001 - 06:18 am
salaamu calaykum.
bacda salaan walaalayaal waxaan doonayaa inaan barto gabar imaaraadka ku dhalatay waxna ka barata aana 25 ka badnayn
qurux iyo dhererna leh aana buurnayn
dhererkeeduna uusan ka yarayn 5/6 inuu ka dheeraado maahee
baalina aan ahayn oo udgoon badan
oo lagu faani karo
waxkasta ay u dhan yihiin
qabiil xagayga waxba kama aha qabiilkasta waan doonayaa xitaa somaalida dadkay takooraan sida midgaha tumaalada daarood hawiye isaaq dir
iyo wixii la mid ahba qabiilkasta oo ay ka dhalatay diyaar ayaan u ahay
balana waxaan ka qaadayaa inaan waalidkeed ka farxiyo iyadana aysan arag waligeed xumaato hadii ilaahay yiraahdo oo ay ku noolaato nolol cis iyo sharaf leh.
please please please please hadaadan ahayn qofkaan raadinayo ama aadan daacad ahay h ila soo xiriirin e mailkayga waxaa weeye
zakariyaaaa@hotmail.com