Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan doonayaa gabar IMAARAATKA ku dhalatay waxna ku baratay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zakariyaaa

Saturday, March 03, 2001 - 07:45 am
salaamu calaykum.
bacda salaan.
magacayga waxaa la yiraahdaa zakariye omar.
waxaan doonayaa inaan isbarano ilaa iyo mustaqbalna wada dhisano haday macquul noqoto
gabadh ku dhalatay imaaraatka
dherer iyo qurux uu ilaahay uu u dhameeyay
dherer iyo cadaan leh
faraxsan markasta
diinta wax ka taqaana
aana buurnayn
i qancisa??????
xumaanta iga reebi karta samaanta i fari karta
qabiilkaydoonto ha ahaato darood,isaaq,hawiye,dir,raxan wayn,midgaan,,reer xamar,
waxwalba diyaar ayaan u ahay

BALAN QAADKAYGA
waxaan balan qaadayaa in ay qofkaa wehelkayga noqda in uusan aduunka farax ku noolaado aysan wax ceeb ah aysan iga tirsan doonin nolol raaxoleh iyo rayn rayn ay ku noolaan doonto
waalidkeedna aan ugu farxin doono si aysan filayn hadii ilaahay yiraahdo ayaan balan qaadayaa
XIRIIR
hadaad u malaynaysid inaad sharuudahaas buuxin kartid igala soo xiriir e mailkayga waxaana kaa codsanayaa hadaad awoodid inaad sawirkaaga aad ii soo dirtid ana kayga waan kuu soo dirayaa
hadaadan daacad aysan kaa ahayna please please please ha ila soo xiriirin
E MAIL
zakariyaaaa@hotmail.com
sidaas iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacid

Friday, March 09, 2001 - 03:00 pm
WAXAAN RAA DINAAYAA GABAR LAYIRAAHDO
RAXMO OO JOOGTO DALKA TALYAANIGA AHNA
ABGAAL HOOYADEEDNA AYTAHAY XAWAADLE C/MADAXWEEYNE
SOOMAALIYEEY WAXAAN IDNKA CODSANAYAA QOF ALLA
QOFKII TALYAANIGA JOOGO OO YAQAANO HA II SOO
SHEEGO WAXAA LA YIRAAHDAA RAXMO QOF ALLA
QOFKII YAQAANO HA IGALA SOO XARIIRO
E.MAILKAN.SACID2001us@yahoo.com
ama halkan
my name sacid ali