We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Monday, March 05, 2001 - 07:55 pm Waxaan ahay wiil dheer,dhiig furan, tacliin leh, tukada, gar aan lahayn, diinta jecel, reer magaal ah, qof wax fahma dulqaad badana leh. Waxaan raadinayaa gabar xijaabka xirata, tacliin wada ama haysata, ayu qabiil, wax garad ah, dabeecad degan. DIINTA waa MUHIIM, hadaadan imaan xoog ah aadan laheyn please ha soo jawaabin. Hadaa ka xishooneyso inaad halakan igula hadasho please e-mailkayga waa mmahde@hotmail.com Thanks a lot to you all!!!!!
|
| | Tuesday, March 06, 2001 - 03:25 am walaahi cajiib waxaan is dhahay nin saas ah aduunkaba majiro ilaa wuu jiraa (it is real). walaahi waxaa ka fiicnaa in wiilsha sidaa doo kale bataan. ilaah ha ku siiyo gabadha aad doo naysid( in shaa alaah walaal. qof aan diin lahayn waa qof wax kamaqan oo cidla daraymayo. ilaah in laga agdhawaado wax kafiican majiro. ilaah hana soo hanuuniyo dhamaanteen wixii lunsan. waxaan kaaga tagayaa ilaahay amaankiisa
|