Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Walaal waxaan raadinayaa wiil soomaaliyeed oo aan is barano hadaan is fahano nolosha wadaagno
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Wednesday, March 07, 2001 - 02:55 am
salaamu calaykum

walaal waxaan raadinayaa wiil soomaaliyeed

oo diinta wax ka yaqaana dabeecad leh

dagan usa waxna barta walaal hadaad tahay

kaa aan kor ku soo sheegay ila soo xiriir

hana reebnaato caydu iyo af lagaadadu

byyyyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIR

Wednesday, March 07, 2001 - 11:43 am
Marka hore Deeqo iga gudoon salaan

Asalaamu calaykum

Salaan kadib abaayo anigu waxaan ahay wiil

Soomaaliyeed oo dagan u s a gaar ahaan

gobolka MN magaalada minneapolis aad baanad

ugu mahad santahay danaynta aad danaynaysid

wiil diinta wax kayaqaan run ahaan waxaan -

-orankaraa waxaad tahay qof aad ucaqli baden

maxaa yeelay soomalidu maanta waxay danaysaa

qabiil oo kaliya ee madanay aqoondiin iyo

mid maadi midna marka abaayo anigu dadaydu

waa 23jir collegna waan dhigtaa ila sooxiriir

magacaygu waa bashiir

emailkaygu waa


bashka45@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seef

Wednesday, March 07, 2001 - 12:37 pm
asalaamu aleekum

deeqa
walaashiis waa sidee calafka ma rumeesnid waxaaba raadinee qof usa galiya jooga. Waan ka xumahay waxaa jira wiilal saa sheegtay ah oo aduunka meelo kala duwan kala joogo ee hana midab tagoorin oo aduunka oo dhan ha lays ka barto

walaal ilaahay ha noo fududeeyo dhamaanteen

PS waxaan ahay wiil waxbarta oo diinta ku dhaqma oo yurub degen mudo ilaa 8sano ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Wednesday, March 07, 2001 - 01:00 pm
to deeqa waan ku salaamay salaan kadib suruudaha aad kor ku soo qartay dhamaan waan buuxinkaraa balse ham mid ah mooyee ma dagani usa laakiin hadii la iga keen sado waan imaan karaa ee ma waxaa raadineeysaa reer usa mise cid waliba wey u furan tahay MAHADSANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 06:18 pm
Deeqo

from Somalian
Am in canada ,know little about the religion am student, am i meeting your requirements? Let me know am serious, i do want a good somalian girl, if she is religious it is bonus. take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACID

Friday, March 09, 2001 - 03:28 pm
TO DEEQO. WAXAAN KU GU SALAAMAYAA SALAAN
SALAAN AY IS KU DIRAAN LABO QOF OO RABO
INAAY IS BARTAAN WAXAAN AHAY WIIL DHALIYARO
AH DADIISU AY TAHAY 19 YEARS OO QURUXLOOW
AH MARKA ABAAYO HADII AAD WALI RAADINEEYSID
WIIL DHALINYARO AH WAAN KUU FURANAHAY
HADII AAD HESHAYNA WAXAAN KU LEEYAHAY
KA NOQO TUSH DHEH
WAAD IGALA SOO XARIIRIKARTAA
ANY TIME YOU LIKE

SACID2001US@YAHOO.CO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Saturday, March 10, 2001 - 07:39 am
salaamu calaykum dhamaan tiin sxb

to bashiir

waad mahadsan tahay sida aad ii amaantay walaal
tan labaad marka ay qof ka tahay run
in uu guursado waxaan aaminsanahay in uu raadiyo,
qof diin leh waayo qabiil waa aragnay meesha uu,
na dhigay iyo faa iidad aan ka dheefnay,
walaal anigu waxaan jaclahay qaf diin leh
waayo waxaan aragnaa gur yahah diinta lagu dhiso
iyo kuwa kaler kala wanaagooda ama xushmadooda,
sidaa daeaadeed soo dhawaw walaal aan is maqlno

to seef iyo hanad

walaayaal waad mahadsan tahiin sida wanaagsan
oo aad u dhiibateen fig radiina walaalyaal
waan ogsoonahay in uu calaf jiro waayo soomaalidu
waxay ku maah maahdaa !!calaf caguu ku jiraa!!
ee waxaan dareemayaa in ay iska jiraan waxoo
gaa cilado ah waayo waa kala fognahay,waxaa laga
yaabaa in aad wax barataan ama aydun tahiin ,
sharci laan markaa waa dhibaato deeda
ana waxay iga ahayd kaliyaa keer kuu dhaw ee igama
ahayn in aan idin kala jaclaysanayo ee waxaa
iidaran uun diin mid yaqaana
waana idin soo dhawaynayaa soo dhawaada oo halaydin maqlo wanaagiina
byeeeeeeeeee dhamaan tiin waa inoo iyo kulan danber

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aidaruus

Saturday, March 10, 2001 - 10:59 am
wallaal deeqa waad sallaaman tahay sallaan ka dib waxaan aad ugu faraxsanahy fikradaada ah inaad doonayso wiil wallaalkaaya oo aad nolosha wadaagtaan wallaal run ahaantii anigu fikradaada oo kale ayaan qabaa waxaan raadinayaa gabar sidaada oo kale ah waxaan ku noolahay U S A da daydu waa ilaa 23yrs fadlan hadii ay dhab kaa tahay cinwaankayga igala soo xiriir waa qurac2001@yahoo.com sidaas iyo nabadeey mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIR

Saturday, March 10, 2001 - 11:53 am
Abaayo deeqo marka hore iga gudoon salaan

Asalaamu calaykum salaan kadib

Abaayo runtii waan kahelay hadalaada qiimaha

baden iyo sida sharafta leh ee aad ujawaabaysid

marka run ahaantii hadaan kasheekeeyo

guurka ku dhisan diiniga iyo jacaylka waa

wax ubaahan fursad wayn iyo maskax dagan

iyo waliba kafiirsasho

abaayo marka anigu sidaan kuu sheegay ayaa

daacad iga ah marka hadaad tahay diyaar emailkayga

waad haysaa ayaan umalaynayaa

ila soo xiriir ayaad ayaanad ugu mahad santahay

jawaabtaad sharafata mudan

mida kale abaayo waxaan kaa cidsanayaa

emailkaaga iyo magcaaga dhabta ah in aad ii soo-

-sheegtid waad iigu soo dirikartaa emailkaga

sidaas iyo nabed galyo

iyo ismaqal danbe oo xiiso leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin yaban

Tuesday, March 13, 2001 - 04:55 pm
deeqo adi rag maad kaweysay meeshi joogtid ma iiga jawaabi akrtaa sabata kugu qasabty in aad inta ka barto wiil ama nin aad mustaqbal karabtid ?hana ka xumaan plss hadii aan wax ku dhibya kugu iri icafi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMATAR

Wednesday, March 14, 2001 - 05:53 pm
to: bashiir

adiga oo kale ayaa ghabdhah lugooya ALLLA ABAAYO WAAAN KAA HELAY, GOORMA AYAAD KA HESHAY MABA TAQAANIDE MANA ARAGE? MISE CAASHAQAAGIU WAA KAN DABEYSHA LA SOCDO. WAR INANTA H ALUGOYN BELAAYO KU HESHAYE WALUGAA MA MAQASHEY" GEEDKII LAGU FUULO OROD, OROD AYAA LAGAGA DEGAA?" TII OO KALE AYAA WADAA!! ALLA ABAYO WAAN KAA HELAY SOCODKAAGAAAN KA HELAY, HADALKAAGAAN KA HELAY AND THAT'S A SUPERFICIAL!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runlow

Thursday, March 15, 2001 - 09:45 am
maxaa gabdhaha la jalaafeeyey
walaahi waa cajiib in dadku inta badan
ay beenta adeegsadaan,laakin waxaa la yaab
leh beeneey inteed gaari kartaa,lugahaagase
ma orod badan yihiin.
qof walbow iswaydii haday dhab kaa tahay
waxaad raadinaysid.mida kalese maxay soomaalidu ku jeclaatay sheyga beenta la dhaho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi madoobe

Friday, March 16, 2001 - 10:37 am
walaal deeqa marka hore waad salaaman tahay salaan ka dib magacayga waxaa la yiraa cabdi (Black) waxaana joogaa meeshii ay diinta xoogeedu ka abuurmatay oo ay ku soo degtay waxaana ku kalsoonahay oo aan hubaa inaan kaa haqabtiri karo wax walbo oo diinta ku saabsan, rruntiina waxaan aan raadinaayey gabar diinta qiimeyso waxaana umaleynayaa in aad noqon doonto qoftii aan raadinaayey,magacaagana wuu ideeqay deeqaay.waxaana aaminsanahay inaad wax walba i deeqsiin kartid haddaan is fahanno.

haddaan in yar tilmaan iska bixiyo waxaan ahay wiil dheer oo cad joogana magaalada (dammaam) ee dalka saudi arabia. shaqadeyduna waa (busines man)
waxaana ay hiwaayadeydu tahay ciyaaraha gaar ahaan (football)& basketka, haddaba waxaan rajeynayaa in aad igala soo xiriiri karto

(dhimbil2001@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Saturday, March 17, 2001 - 10:44 am
waa idin salaamay salaamu calyku dhamaan tiin

to nin yaaban

walaal waad mahadsantahay su aasha aad i soo way diisay laakiin walaal kama xanaaqayo waayo hadaan xanaaqayo ma fureeb bayjkan tan labaadn
marka uu qorku doonayo guur xalaala mar walba
waaka dadka u bandhiga waxa uu rabo iyo qofka uu
doonayo sidaa daraadeed ayaan u doortay in aan
helo mid sidayda oo kaler u baahan guur xalaal ah

to cabdi madoober
walaal wad mahadsan tahay sida wacan ee aad
bogan u soo booqatay iyo waliba faalada aad iska
bixisay labadaba, walaal horta saan horayba u
sheegay waxaa iga dhab ah sida aan u doonayo
guurxalaal ah ,ogowna in qofku meel walba ha joogee ay isaga ku xidhan tahay adkaynta diinta
islaamku tahayna mid uu ilaah kula xisaabtamayo
maalin maal maha kamid ah markaa wax lagu faano ma aha sucuudigu laakiin mar walba anigu waan ku
soo dhawaynayaa ee barasho wacan hana lagu maqlo

wabilaahi tawfiiq dhamaan tiin

salaamu calaykum waraxma tu laahi wa barakaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur cumar maxamed

Tuesday, March 27, 2001 - 10:13 am
waalayaab war deeqadaan matii aan ku aqaanay barakaad agteedaa mese waa tu kale hadii aad tahay ila soo xiriir waa nuur dheere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layaab

Tuesday, March 27, 2001 - 10:16 am
waalayaab war deeqadaan matii aan ku aqaanay barakaad agteedaa mese waa tu kale hadii aad tahay ila soo xiriir waa nuur dheere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YACNI

Friday, March 30, 2001 - 12:22 pm
WALAAL DEEQA ASSALAMUCALAYKUM.
SALAAN KA DIB WALAAL AAD BAAN KUUGU HAMBALYAYNAA
SIDA AAD U SHARAFTAY DIINTAADA ISLAAMKA AH OO
AADAN U AABBOYEELIN ARRIMAHA QABIILKA,MARKA XIGA
ANIGA NAFTEYDA WAAN RAADINAAYAY,QOF ADIGOO KALE AH
WAXAANA JOOGA USA,HADDII AY RUN KAA TAHAYNA
ILA SOO XIRIIR,INKASTOO GUURKU UU YAHAY CALAF

======WABILLAAHI TOWFIIQ===

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid

Friday, March 30, 2001 - 03:59 pm
To; deeqo asalaamacaleekum abaayo waad ku mahad san tahay sida aad xalaasha u raadinaysid waayo qofkii aan xalaal wuxuu raadiyaa waa xaaraan iyo wax ilaahay xarimay Abaayo sida aad u raadinaysid wiil diinta yaqaa ayaan ana u raadinayaa gabar diinta taqaan kuna dhaqanta edaab iyo xishood ilaahay u dhaliyey anigu waxaay wiil degan u.s.a diinta aad ayaan ugu deganahay waan ku dhaqmaa intii karaankayga ah dabeecadayduna aad ayey u fiican tahay waxaan laygu tiriyaa raga akhyaarta ah hadii aad door bido inaad ila soo xiriirto waan ku siinkaraa emailka adiguna kaaga reeb waxaan kuu rajaynayaa khayr waxaana isku ognahay cabcida illaahay raga caytamaayana dheg haw dhigin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.Adviser

Saturday, March 31, 2001 - 04:55 pm
ku Deeqo!!!!!!!!!
waxaan kugu salaamay salaan kal iyo laab ah waxaan dareemay in aad tahay gabar aad u maskax furan waxaana kuu rajaynayaa in meeshii qeyrka ku jiro ilaahay kugu toosiyo waxa aad doonaysid waa guri xalaal ah.
mahadsanid &good luck
Mr. Adviser

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Sunday, April 01, 2001 - 08:34 am
sALAAMU calaykum dhamaan tiin

To mr.Adviser

bacdi salaan walaal aad ayaan kuugu mahad naqayaa
sida aad iigu du caysay waxaan ku leeyahay
noqo walaal jira mar walba waanad mahadsan tahay

wabi laahi taw fiiq,,,,,,,,,

To saciid
walaal wacxaan kugu salaamay salaanta is laamka
ee kor ku xusan waanad mahadsan tahay
waxaan filayaa in aad ii reebi doonto
e mailkaaga si aan kuula soo xiriiro

To yacni

walaal adna si doo kaler waxaan kugu salaamay
salaanta is laam ka ee kor ku xusan
waxaan filayaa in aadan lahay e mayl
markaa walaal xiriir wacan

waad mahadsan tahiin dhamaan tiin,,,,


waxaan ka dardaadrmayaa in aan ahay maskax bilaw
aadan hadaan qaldamo halay dul qaadto walaalayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid

Sunday, April 01, 2001 - 09:21 am
To:deeqo Waan kaa qaaday salaanta wacaleekum asalaam aniguna waan ku salaamayaa
Salaama caleeykum Abaayo Waa sidaas aan mar hare kuu soo sheegay hadaad diinta ku fiican tahay waxaan kaa wediinayaa dhawr su,aalood uga soo jawaab sidiini ah ma rabowaxay ila tahay.
1.waa maxay xaqa ay isku leeyihiin ninka iyo naagta is qaba?
2.sanadkee ayuu ahaa dagaalkii beder allkubraa?
3.goorma ayaa la furtay magaalada makka?
Abaayo su,aalahaas iiga soo jawaab si deg dega ah waa su,aalo fudud qofkii diinta wax ka yaqaan laakiin ma garan karo qof aan aqoon diinta
To.dadweynaha halkan akhrista fadlan su,aalahaa idinma weyiin idinka ee waxaan weydiiyey deeqa keliya ayaa ka soo jawaabi karta
Abaayo waxaan kuugu duceeynaayaa in illaah ku siiyo zawj xalaal ah saadiq ah diinta ku dhaqma khayrka aad isu kaalmaysataan waxaana kuu dardaarmayaa cabsida ilaahay meelkasta aad joogto ilaahna waa midka ina wada arkaaya waxaanu samaynayno iyo sirahayaga waxaad igala soo xiriiri kartaa EMAIL.FAARAX72@YAHOO.COM adiguna ii riig emailkaaga ama iigu soo dir emailkayga hadii aadan doonayn in halkan laga arko waxaan kuu rajeynayaa khayr waxaana isku ognahay cabsida ilaahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH

Tuesday, April 03, 2001 - 11:47 am
salaamu calaykum
deeqa waad salaaman tahay,aad baan ugu faraxsanahay inaan maqlo gabadh soomaaliyeed oo leh guurdoon baan ahay iyadoo nafteeda ka ilaalinaysa xumaan, runtii gabdha somaliyeed lama
garan jirin waxay neceb yihiin ama jacel yihiin
dookhoodana macayaari jirin.
laakiin aan kuu maahmaahee dhagayso
waxaa layiri mukulaasha waxay ugu jeceshahay hilibka malayga, waxayna ugu necebtahay biyaha inay korkeeda taabtaan marka malaygii wuxuu ku jiraa biyaha,
marka DEEQA hadaad nin diinleh rabtib maxaa maraykanka kaliya u dooratay, maraykanka nin diinleh horaaba loo sii carbuuntaye. intaasna waa
iga kaftan inaan ku niyad jabiyo marabo marka dadaalkaaga halkaa kasiiwado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yacni

Wednesday, April 04, 2001 - 11:54 am
deeqo walaal waan ku salaamay salaanta muslinka
salaan ka dib,waxaan aad kugu mahadcelinaya sida
aad ugu jawaabtay waxmagaradka ku caayay.........
walaal deeqo gabar sidaadoo kale ugu raysay wiil
caaytamay ma arag....................
sidaas darteed waxaan aad kugu mahadcelinayaa sida
ixtiraamka ku jiro oo aad iigu soo jawaabtay,.,,,,
waxaana ku leeyahay xiriir wacan.............
emailkaygana waa mahad121@hotmail.com...........

====wabillaahitowfiiq======

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid

Wednesday, April 04, 2001 - 04:46 pm
To:deeqa Asalaama caleeykum
deeqaay maxaa kugu dhacay ma su,aalihii ayaad ka soo jawaabi weydey hadaad ka jawaabi weydey dadkaan ku wareejinayaa haka jawaabeen ee hadal oo halagu maqlo ceeb ma aha ma aqaan ma aqaan iyadaaba waxay ka mid tahay cilmiga
Markii Imamu shaafi la waydiiyey su,aalo badan oo uu yiri ma aqaan ayuu yiri ma aqaan cilmiga ayey ka mid tahay waayo qof wax walba yaqaan ma jiro haduu yiraahdana waa beentii.
abaayo khayr ayaan kuu rajaynayaa waxaana kuu dardaarmayaa naftayda iyo taadaba cabsida alle kor ahaaye warna halagaa hello oo halagu maqlo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colonel

Wednesday, April 04, 2001 - 09:59 pm
colonel

To Saciid,Waar Inantu kumey oran wax na su'aal!!! xaqna ugumad lihid haddey rabto Mid diinta ku dhaqa,waxna bara...ee danahaga raaco.

midda kale Ninbaba kaa horeeyey(Bashiir)marka inaad la dhinactanto waa xaaran hadaad Islaam wax ka ogtahay ee aayar naga fariiso kitaab gaabyahow.

To Deeqa

Sis Ilaahay ka kuu sahlo muraadkaga,qofwalbana siduu ku doono calafka yuu ku helaa dhalintan is agarab yaaceysa sida loo kala soo horeeyey u nidaami horaa somalidu u tiri:Oodi siedy u kala sareysa loo kala qaada. Guul baan kuu rajeynaa sis