Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Xaas labaad maad ii noqon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 10:36 am
Asalaamu Calykum

Waad mahadsantahay qofkasta oo halkan soo booqadayoow.Waxaan ahay nin xaas leh oo mid labaad
raadinya hadii aad tahay qof dumara oo doonaysa in ay noqoto tii labaad halkan iigu soo qor e-mailkaga si aan kuula soo xidhiidho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adoogaa/aabohaa

Wednesday, March 07, 2001 - 11:10 am
To: nacas duufleh

Saaxiib aad iyo aad baad u fikrad fiican yahay, balse adaaba helay gabadh soomaaliyeed oo diin iyo nasaba dadka kale dheer. Quruxna lagu tilmaamo . markaa saaxiib ta hada aad qabtid iyo walaashaaba anaa kuu qabayee, markaa hadaad cali dhareerlow naag ku ag joogto, tu kale ma raadiseen ee cidlaa kaa qaylisiisey, ama isku kalsoonaan . eee hidh yata baata. inaatu bidhaa, libdhaa iyo qaar kaloo badan.