Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waan ku jecladee maad i jeclan . waan kaahelaye maad igaheli
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHALID

Friday, March 09, 2001 - 12:55 am
fadlan aad baan udumar jecelahay waxaana jecelahay inna noloshalaqaby sado markaa hadii aan ku jeclado maad i jeclaan korban kuu qaadayaaye adna dhulka ha idhigin .
hadhicin oo hajabin baan ku lee yahay intaakasokow
inanta aan doonayaa waa in ay shuruudahan buuxisaa.
1) waa in ay ahataa dadeedu 17-22 hadii aaka ween tahay waad mahadsan tahay
2) dhaqanka iyo diinta waa in ay wax ka taqaano
3) qabiil ku xidhi mayo
4 waa inay aaminsantahay in nolosha lasla qaýbsado oo aanan aamisanee isagaa nina ee hawsha barbarkeeda kawado
fadlan hadaad taatahay
waxaad igala soo xidhiidhi kartaa
emailka aha ,,, QANCIYE4@HOTMAIL.COM

ABILAHI TOWFIQ WASALAAMUCALAYKUM ,,,,,,.