Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : IGALA HADAL ARIMAHA ADUUNYADA CAQLI LA IMOW WIXII FEKERAYOW < bogii bashiir>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir

Friday, March 09, 2001 - 08:51 am
asalaama caleykum <bashiir>


beejkan waxaan ugu talagaley dhalinyarada
wax garadka ah in ay wax kukala faa!iideystaan
sidaa darteed ixtiraamku waa muhiim


<kusoo dhawaada inta xiiseyneysa>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 11:30 am
SALAAMA CALEYKUM

saaxiib waan kusalaamay marka hore
arin aad halkan ka soo jeedisayna-
waa arin aad u muhiim ah marka anigu -
waxaan qabaa dadku inay wax muhiim ah-
ka wada hadlaan sidaa darteed waa wax -
macquul ah.
marka dadku mmuxuu isu sheegay


c/salaan:usa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Thursday, March 15, 2001 - 01:48 pm
Asalaama calaykum dhamaantiin?

Waxaan doonayay inan ogaado haday jiraan arday soomaaliyeed oo barata Highway engineering iyo architecture inay jiraan iyo in kale.

Mahadsanidiin, Waxaana rajaynayaa in bogan lawada isticmaali doono.

Muna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Thursday, March 15, 2001 - 09:53 pm
Hi all

waxaan radinayaa qof bartey administrion ka oo hadii iga siinkaro figrad oo sabaab too ah waxaan bilaabey hadeer marka qofkii horey u soo barteyoow wax war bixin iga sii, Garaadsiya molta beene.


sumaya