    Hawiyewoman | Saturday, March 10, 2001 - 05:52 am waxaan dhamaantiin idin weydiin. Markuu SIYAD BARRE cararey oo baqdey. DAAROODKUU maxey BAABUURKIISA u daba kaceen?Maxeyse hada la CABAADAAYAAN? samaale irir( Hawiye+Isaaq+others) siyaad bey er yoonayeen daarood ma eysan eryoonen, Daarood waa walalaheen waa dumashigeen oo Gabadhi Dir dhaley guursadey, waan is dhaleyn, waan isla degnaa.SIYAAD baa naceeb dadkii ku abuurey oo DAARoodkinana idin DUUFSADE, bal HADA maxay La CABAADAYAAN? su'ashani waa dadkiinan NET ku jira oo dibada jooga.Dadka SOMALIA jooga saas mahe. |
    daarood girl | Saturday, March 10, 2001 - 08:25 am howiyewoman, abaayo indhaha ha iska tirin, siyaad laymaadan dagaalayn, maalintii u horaysay oo dagaalka waxaa la dilay 5 wiil oo aan aqaano oo arday ah dagaal aan ku jirin oo jidka iska maraya maxaa lagu dilay? because daarood bay ahaayeen. dagaalka oo 2 bari socda soo idinkii soo saaray hadalka ah majeerteen baxsaday intuu noqon lahaa sacad dhintay ha noqdo, dhulbahante baxsaday intuu noqon lahaa isaaq dhintay ha noqdo, ogaadeen baxsaday intuu noqon lahaa shiikhaal dhintay ha noqdo. nacaybka intaas le'eg mi inaan arkayn bay kula tahay. siyaad barase dadkii u horeeyey oo la dagaalay daarood buu ahaa. ee siyaad laymaadan dagaalay ee waxaad la dagaalayseen daarood. maxaase wadaadadiinu raadiyaha uga dhaheen naagaha iyo xoolaha daaroodku waa idiin xalaal. |
    Hawiyewoman | Saturday, March 10, 2001 - 10:33 am TO:Daarood girl Abaay been ha sheegin malintii dagaalka u horeysay wax qabiil lagu dilay ma jiro, Maliintaas Ciyaalalcohol dhuuq oo xamar weyne joogey iyo villa somali agteed ba qaska bilaabey ileen jabhadihii baa xamar u soo dhawaa oo xataa Siyaad ina adeerkiis oo iskool bolisiya xukumey furaha garaashka siyey oo yiri Qoryihii waaka!isagaba wuu cararayey oo jabhaduu garab taagnaa. Maliinta dagaalka bilaabmadey 3 week kabacdi bey jabhadi xamar soo gashay oo siyaad saartay,Lakiin 3 week maxaa dhacay? Maalintii Buuqa bilaamadey, dagaal majirin oo jamhadii siyaad la dagaalameysay meysan imaan yet, Siyaad intuu raadiyaha ka dhahay, war daarood cadowgii baa soo socda, war waa na soo galeen baadka rumeysateen. marka hore culumada waxba ha ka sheegin, wadaado waxaad sheegtay dhihi karaa maba jiro aduunka. Siyaad dhawaaqiisa radiyaha kabacdi waxaad bilawdeen in aad dadkii dariskiina oon daarood aheen madiyahay la dhacdaan, lakiinse maalintu Siyaad cararey waad ka daba cararteen. Bilka bacdi, Hawiye badan baa Kismaayo iyo ithepio Daarood badan xamar kusoo celiyay ilaa iyo hadana Xamar bey ku nool yihiin qaarkood wax wax udhibaana majiro. That why I ask this Q to dadka netkaan ku jira, dadka xamar jooga saas maha xamar hada qabiil noockasto baa jooga waxeyna kulee yihiin waa la islaayey,qaladna waa la isku fahmey waanase la hishiiyay alxamdulillah. n.c: Siyaad dadkii ugu horeyey oo u wax u dhibey waxey a haayeen majeerten, kabacdi isaaq waakii Hargeisa burburiyey kabacdi hawiye, lakiin majeerteen wuxuu ku sabsabtay walalkeyoow raali noqon, hada hal cadow baan isla wadaagna hadaanu daarood nahay. |
    faysal | Saturday, March 10, 2001 - 04:45 pm To.Hawiyegirl & Daarood Girl labadaiinaba waad qaldantihiin sababtoo ah wax laga sootagay oo Somaaliya isku soo dhamaysay yaa maanta dib ooga hadlaysaan waxaas dadka ha xusuusinina maanta waa laga yaqaanaa aduunka oo dhan Somaaliya in ay yihiin dad isbaabiyay oo dhulkoodiina qaribay meel kastana ay katuugsanayaan Aduunka marka intaas yaa noogu filan dhib iyo ceeb iyo xumaan marka walaala yaal waxaad ogataan in uusan qabiil waxba kuu tarayn ama Hawiye ahow ama Daarood ama cidkale kaligaa unbaa dhiman oo god gali ilaahayna kula xisabtami waxii aad samaysay wax xun iyo wax sanba. marka walaala yaal kahadla sidi ay iskugu imaanlahayeen dadka somaaliyeed dhulkoodana u dhisan lahayeen nabadna u heli lahayen.ogowna in aa nahay dad wadaaga Diin magac dhul iyo afba marka waligaa muslinida ku dadaal by walaalkaa Faysal |
    Maryan | Wednesday, March 21, 2001 - 02:49 am walaal Faysal aad iyo aad yaad oogu mahadsantahay waanada aad u soo jeedisay Gabdhahaas bye |