Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAXAN BEJKAN U FURAY WIILASHA IYO HABLAHA ( REER FINLAND ) IN AY ISKU BARTAAN ,,,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHDI

Sunday, March 11, 2001 - 06:23 am
DHAMAAN DHALIN YARADA KU NOOL WADAN KA FINLAND AYAA UGU TALAGALA IN AY ISKU BARTAAN BEJKAN

FADLAN KU SOO DHAWOOW AND BARASHO WANAAG SAN

HADII AAN ISKIIN BARO MAGACAY GA WAXAA LAYIDHAAH DAA ´MAHDI MAXAMED ( NANAYSTAY DANA WAXAA DADKU IIGU WACAAN HIIRO
WAXAANA DEGENAHAY MAGAA LADA ( JÄRVEN TIE) WAXAYNA KU TAA LAA KORKA SARE EE FINLAND
MARKAA BARASHO WANAAG SAN WALAALA YAASHAY DA KU NOO FINLAND AAD BAAN U JECLAAN LAHAA IN AYNIU ISLA SOO XIDHIIDHNO


WABILAAHI TOWFIIQ