Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : QISA AGA RAACDAY GABAR AYAA WAXAY IGU KALIFTAY IN AANAN DUMARBA AAMININ
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indhojacayl

Thursday, March 15, 2001 - 06:42 am
dhalinyaro marka hore waad salaaman tihiin salaan kadib dhalin yaro run ahaantii hadalkan aan kuqoray ayaa ah mid run ah kaas oo igu kalifay in aan aaminin gabar soo maaliyeed meelkastoo ay joogto anoo ogsoon in aysan daku isku mid ahayn ayaan hadan hadaan idin ka sheekeeyo qisan lagayaabaa in dhalinyaro baden aminaadoodaba ay iska yaraato sidaas iyo ismaqal denbe oo xiiso leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mataan

Thursday, March 15, 2001 - 02:57 pm
waa maxay qisadu side ku ogaanaynaa inaan rumaysan karno iyo in kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 03:26 pm
soo daa saaxiib kaligaa maha waalgula qabaa imsaa idinkuba naxdin daraadeed indhatirteen ama waalatey. alow yaa waxaan hayno dadka u sheega.

ma shalaaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Saturday, March 17, 2001 - 08:15 am
salaamu calaykum dhamaan

soo daa sheekada, waxaaa jirta dad badan oo kula
qaba laakiin jacliyaa ta raga ku dhacda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHOJACAYL

Saturday, March 17, 2001 - 01:28 pm
marka hore salaan igagudooma dhalinyaro dhamaantiin salaan kadib anigu hadaan ka sheekeeyo qisan waxaan kabaqayaa in dhalinyarada baden aamin tinimadu kahdmaato amase ay timaado in lawada sheekaysto balse aan lays aaminin qosan waxay iiga dhacday u s a gaar ahaan minnisota minneapolis ayaan waxaan kacodsanayaa in aydan iga raadin sheekada oo dahan balse xoogaa ayaan idiin kasheekaynayaa idinkoo raali ah hana iga xumaanina maxaa yeelay waa qiso aad u dheer hadaan kasheekeeyana runtii waxaa kala fogaanaya raga iyo dumarka hada saaxiibayaal ilaa qisadaas ilaa iyo hada oo lajoogo gar wali ma aaminin wax kastay ii sheegto gabdho baden baana isku dayay in aan aamino balse maskaxdayda maba ku soo dhacayso aamintinimo marka sheekada waxaan idnka rabaa oo kaliya maxaan sameeyaa hadaan aaminaynba dumar ma iska daayaa mise waan isku dayaa taas talo ayaan idinka way diiayay sheekadana sheekadana hadaad iga codsataan waan idika sheekaynayaa anoon raali ka ahayn balse waan idin ka sheekayn

sidaas iyo kulan danbe oo xiiso leh

to haboon
abaayo waxaan kuu sheegaa anigu kolba ma aamino dumar ama jeclow dhibta ama ha jeclaan aday kuu taalaa mida kale gabar in aad tahay ayaa lagayaabaa kuumana fiicna hadalaadas marka maad ka joogtid in aadan dhib arkin ayaa lagayaaba
hakuu macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

furaha_xalinta

Thursday, March 22, 2001 - 12:54 pm
TO;HABOON
Aad baan kuugu qosalay waayo waxaad rag ula jeclaatay ayan garan waayay ma lagu soo xumeeya waad sheegi kartaa wixii aad raga ka tabanayso waa lagaa xaalmarinaa Aniga laga bilaabo hada xubigaag ahduu xumaaday aniga ayaa ku xaal marin doona okey
xiriir wacan
ka dabaalo adaa bilaabee furihii xalinta mashaakilkaagan aniga ayaa ku siin doona
ha kuu macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Friday, March 23, 2001 - 08:19 am
to indho jacayl

salaamu calaykum dhamaan tiin

walaal waxaan kugu salaamy salaanta islaamka ee
kor ku xusan,baci salaan walaal indho jacayl
ka raali ahaw qoraalkaygii hore waayo aniga
ayaa lay xu meeyay markaa taa anoo ka duulaya
ayaan kuu soo qoray laakiin sorry my bro,
waxay iga ahayd kaftan igen sorry my bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

furaha_xalinta

Friday, March 23, 2001 - 09:37 am
to;haboon
waa tii loo qaadi jiray haboonay naftaydaay higsi baad ku noqotay adaa ii hilaacay
u malayn maayo haboon qofka bi.aadanka ah waxaa soo mara dhowr marxaladoon laakiin inta aan lagu xumayn be careful love and be careful friend first
ogowna sometime the love at the first sight inuu yahay ;marka wixii xal ah xalinta furaha mashaakilka ilaa iyo hada waa kuu furana yahay take u r chance
have great day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHOJACAYL

Friday, March 23, 2001 - 09:44 am
To; Haboon

Asalaamu calykum

abaayadiis marka hore waan ku salaamay salaan qaali ah salaan kadib abaayo waxaa fiican dad ku in ay sibartaan sikastaba barashadu ha ahaatee marka kawaran hadaan isbarano fadlan hadaadan dhib u arag waad iisoo sheegi kartaa magacaaga iyo mee shaad joogtid
sidaas iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Friday, March 23, 2001 - 10:09 am
dhinacaaga ayaan joogaa ee iga eeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanoon

Sunday, March 25, 2001 - 06:50 am
salaamu calaykum dhamaan

waan ka xumahay in magacayga lagu qadhaabto

to indho jacayl

waad mahadsantahay walaal sida aad iiga raaliga,
noqotaya,barasho wacan

to furaha xalinta,

walaal waan ku salaamay tan labaad maxaad ii furan
kuma fahmin bal isa soo sharax oo wax i fahan sii
byeeeeeeeeeedhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Username

Sunday, March 25, 2001 - 09:31 am
Intaas iyo hadal gam.Sheekana majirin aan ka ahayn tanac tacda aad meesha ku haysaan, gabdhihiina shakay kabixi la'yihiin,ama ha noqoto,buug loo mal maleego ama hanoqoto TV,ama tii Indho Hacayl oo kale hanoqoto. Balday inta isla markiiba kuwaalatay walaal soodaa sheekada!.
Marka sheekadu waxay tahay sheekaad kadhammaan la'dihiin sidaasaana ku dhamaysanaysaan noloshiina. sheeko kalana majirto!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh

Wednesday, April 04, 2001 - 10:51 pm
indhojaceyl please sheekada maad noo sheegtid.
thats if you are comfortable with it to tell.
you don't have to tell all of it just a little bit of it.
anagana cashar beey noo noqon laheey waxay tahayba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saalax

Sunday, April 08, 2001 - 11:32 am
INDHO JACAYL MARAX MARAXIIS XAGEE KA KEENTAY MA`AAMINAAYO WAANA BARANAYAA TUUG AFAR KABOODLE AH MARKAAD WAYDAY GABADH KULA HADASHA AYAAD TAATIKADAAN SOO DAJISAY SOW MA`AHA HA U MALYN GABDHAHA SOMALIYED ADOO KALE INUU SIRI KARO GARANDA WAAXID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHOJACAYL

Wednesday, April 11, 2001 - 04:58 pm
IKHYAARTA SALAAN AAD UQIIMO BADEN IGA GUDOOMA SALAAN KADIB GABDH ABAAYO WAAN JECLAHAY IN AAN KASHEEKEEYO QISADAN BALSE HADII AAN BILAABO OO AAN KASHEEKEEYO MALAHUBAA IN AY WAANO IYO ISBADEL IDIN KU DHALINAYSO MA AAMINSANO IN AY ISBDEL KAYNAYSO QISADAYDU HABA YARAATEE WAXAANBA U MALAYNAA IN AY REER MAGAALNIMO U SII NOQONAYSO QOF SIYAASADU KUYARAYD OO UU DHAHAYO ADNA MAABAD SAAS SAMYSID HADII AAD BALAN QAADYSAAN IN AY ISBEDEL KEENEYSO WAAN KASHEEKEENAYAA WAANA BILAABAA QISADAN SIDAAS IYO JAWAAB WACAN
TO;;SAALAX SXB WIXII CAY AH XAGAAGAY AHAATAY HANA KAYAABIN IN AAN WAX KKAAIRAAHDO BECOUSE CAQLIGAAGA AYAA KU SIIYAY IN AAD SAAS UHADASHO MARKA WAXNA KAADHIHI MAAYO KULANA YAABI MAAYO SO SXB WAAN KU ARKAA EE HAKUU MACAANAATO
BYENA