Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAR WIILSHA SANADKAAN WAA MAXAY AMIN DARADAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMIYA, SAMIIRA, SALMA,SUMAYO

Sunday, March 18, 2001 - 11:19 pm
WAR MAXAA IDIN DIIDEY IN AAD RUNTA KA HADA SHAAN, OO DAN TIINA GARATAAN? OO AAD ISKA DEYSAAN HADALADA JOOGTADA AH OO AANAN NIYADA KA SOO GO AYAN? OO HADAL AAD MACAANKA MISE SHUUNSI REER MAGAALNIMO AH OO AAD ISLEEDIHIIN WAXAAN AHAY NIN QATAR AH OO KU HADLEYSIIN HADALDA KALA AH WAAN KU JECLAHAY AMA WAAN KU DHINTAA MISE ADUUNYADA WAXBA IGA MA WEYEENEYSID OO KALE.
WAR WAX MA IDINSHEEGNAA WAR HURDADA KA KACA OO NIMAN RAG AH ISKA DHIGA ASAAGIIN KU DEYADA OO AH NIMANKA AJNABIGA AH SIDA AY ULA SHAQMAAN GABDHAHA OO AH DACAADNIMADA IYO JECEELKA DHABKA AH MARKA WALAALAYAAL MARKAAN AAN IDIN LEENAHAY AJNABIGA MANAGA AHA IN AAN LASOCONO AJNABI AMA LASOCON JIRNEY. LAKIINSE WAA WAX JIRO OO DHAB AH.

HANOO ARKINA IN AAN IDIN XAQIREEYNO EE WAXEY NAGA TAHAY IN AAN DOONEYNO IN AY DHOQDAAN WIILASHEENA IYO GABDHEENA SOOMALIYEED KU WA ISKU WAARO OO KU NOOLAADO NOLOL FIICAN IYO REEN REEN IYO BARWAAQO FIICAN IYO NIYAD DACAD AH ISKU HAYAAN SIDEY UGA SHEEKEYYAAN NOLASHA CARUURTA AWOWAHA MISE AYEEYADA U NOQONDOONAAN AMA DHILIDONAAAN SIDA AJYAALKA SOO DHALAN DOONO SIDEY CIBRO UGU QATAAN.

WAA INGOO IDIN LEH NABAD GALIYO IYO ISMAQALDANBE OO XIISE LEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALTO

Monday, March 19, 2001 - 11:15 am
IGA HOOYA SALAAN QAALI AH KA DIB WAA KU MAHADSAN TIHIINSIDA QAALI AH EE AAD RAGA MARYOOLEEYDA AAD UGU DADAALAYSAAN SIDA AAD WAX UGU SHEEGAYSAAN HORTA WAAN IDIN LEEYAHAY WAA MAHADSAN TIHIIN WAXAAN RABILAHAA INAAN EMAILKAYGA IDINSIIYO OO AAD ILA SOO XARIIRTAAN SI AAN ISKULA MEEL DHIGNO XAALADAAS WALAALYAAL MARKALE WAA MAHADSAN TIHIIN.
WAA WALAALKIIN IDIN LEH SII WADA WAANADIINA FADLAN ANIGA ISOO XIRIIRIYA AAN WAX IDINKA DHAHO ARINTAAS,ROMANINGE@HOTMAIL.COM
MACA SALAAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULMIYE

Monday, March 19, 2001 - 03:57 pm
KU GABDHA KOR WAX KU QORAY SALAAN HORTA HOOYA
WALALAYAAL IDNKA RAGA LEE HAFIIRININA EE FIIRYA GABDHA XITAA DHAQANKII AABA YAASHEEN KA TAGY OO AAN FAHMI LANAHY MEEL AY U SOCDAAN .
WALALYAAL RAGA KULI HA XAGANINA INAT XUN LEE ARAGTEEN EE KUWA FIICAN FIIRIYA OO GADHINA AY FAHMI LAYIHIIN .HADLKIINA MAXMA LAKIIN DHINAC BAAD U BADNTIHIIN OO RAGA KALIYA YAAD EEDA DUSHA KA SAARTEEN TAASINA XAQ MAAHIN.
EE WALAALIHIIS HORATA ARINTA MEEL XUN AYAY MAREYSAA OO WAA LA IS AFHMI LAYAHAY EE HALESKU SOO DHAWAADO OO INKA ISKA BILAABA OO RAGA AMINA INTA FIICAN KULI HAKA CARARINA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira,samiya,salma,sumayo

Tuesday, March 20, 2001 - 03:13 am
To kulmiye

walaalkis adigana salaan hoo naga dheh,
Kaliya ma ahan in aan eeda wiilasha kaliya ma saareeyno lakiinse Gabdhaha way idin ka tabar yar yihiin sababtaas oo aan ula jeedno in ay wiilasha jidka fiican tusiyaan oo ay jidka xun ka leexiyaan sabat too ah waxaa laga yabaa wiil soomaaliyeed in uu helo Gabar soomaaliyeed oo wanaagsan oo daacad u ah laakiinse asaga uusan daacad u aheen taasana waxey kaliftaa in ay Gabadhaas uu xuumeeyo wiilkaas markaasna Gabadhaas ay ku kaliftey in ay wax xun ku dhaqaaqdo markaas ayaa wiil arko uu markaaas yiraahdo Gabdhaaha soomaaliyeed way xun yihiin ama dacad ma ahan ama waxlamita ah markaasna waxaa laga yaabaa in Gabar soomaaliyeed ay aragto gabadhaas wiilka soo xu meeyey markaasna gabadhaas waxey tusaalo ku qaadan Gabadhaas, marka aamin darada waxey ka iimanay saa qof xun falkuu ku dhaqaaqay marka walaalayaal hanaga xumaanina waxaan halkaan ku soo qorayno ma ahan in alifanayno lakiinse waa wax jiro oo dhacdo mar kasto.

mac saruuro

samiira, samiya, salma,sumayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaal

Tuesday, March 20, 2001 - 05:49 am
walaal samira
walaal maaanta lama orankaro cidbaa xun,
raga iyo dumarka, waayo waxaan soo arkay
dhacdooyin fara badan labada dhinacba,
markaa walaal,eeda waxa iska leh waqtiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Tuesday, March 20, 2001 - 07:39 am
samiira,,sam,,sal,,, , sum.......


abaayo waa laga yaabaa ineey jiraan waxyaabaha aad soo qortay balse waa talo fiican koleey ninkii ku waano qaadanaaya isageey jirtaa, somali waxeey tiraahdaa" waano abuuris ayaa ka horeeysay"

koleey ani ahaan waxeey ii tahay waano waana ku mahadsantihiin.
nabad iyo caafimaad aan u rajeeynaa somali weeyn.......

mida kale aniga waxaan ahay mr: Daacad ee halkaan igala soo xiriira,,,,,,,,,, see ya..


risaan65@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AJ

Tuesday, March 20, 2001 - 08:49 am
To: SSSS yaa ruta maalookulul yahay run hadaad rabtid adiga meesha run maku haysid. Adiga hal qof aad tahay afar ssss waala baxday!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya,samiira,salma,sumayo

Thursday, March 22, 2001 - 04:30 am
To sugal

walaaloow waxaan ku leenahay waa runtaa lakiinse hadeer waxii ka bilaawdo aan anga nafteena ka bilaawno oo aan is toosino sidey noogu tusaalo xadan la haayaan ubad ka soo dhanlan doono yanun jitka ku lumin walaalkiis.

bye bye.samiira, samiya,sumaya,salma,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMANA

Thursday, March 22, 2001 - 07:37 am
waa iddinka cabsaa magacyadiina xagee iska soo hesheen? waa yaab

gabdhaheeyga ayaan magacyadaan u,bixi doonaa
waa magacyada aan ka helo iisoo duceeya in ilaah isiiyo sadax gabdhood aaminn dhaha
laakin marka hore hooyadood haleeska soo bixiyo
iga raali ahaada hadaan qaldamo.MAHASINIDIIN
ahmadqaanso@hotmail.com