Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Isbarasho Furan (old): WAXAAN RADINAYAA GABAR SOOMALI AH OO AAN *GUDNEYN* !!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abas

Unrecorded Date
Hallo my name is Cabaas oo degen dalkaan holland
in mudo ahba.waxaan heysaa shaqo joogta ah
waxaanba ilaa iyo in mudo ahba aan raadinaayey
gabar soomali ah oo aan gudneyn si aan mustaqbal
u wada dhisno, sababta aan u raadinaayo gabar aan
gudney, to injoy both side. simple is that
aniga kuma aan raacsani dhaqankeena soomalida oo aminsan in la gudo dumarka. taaso aan aad uga xumahay, in ilaa iyo hada ay dhacdo
fadlan hadii aad tahay gabar somaliyeed oo aan gudney oo guurdoon ah, ila soo xiriir si aan mustaqbal u dhisano
anigoo da'deyda ah 29 sano dharerkeyguna uu yahay
176. culeyskeyguna yahay 68kg
*life is for pleasure*
my be you like to know,I am dutch Czen,
with seccesful life,
My E-Mail adrs is .
abas@dolfijn.nl
nabadey ciid wanaagsen, take care your self.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alia

Unrecorded Date
To Cabbas,

You sound so idiotic and so insulting to post such a messagge. since when "gudnaan la'aan" became a women's virtue? believe me, I pity the women who will respond to you, cause you have the brain of a 2 year old kid and no woman should waste her time with such a person.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wellwisher

Unrecorded Date
ku cabbas,

waxa la mowda ninka kor ku qoran inu radinayn
naag u gursado lakin rabo qof wasnimo ahan inu
helo. hadabo jaale wadanka aad jogtiid nago o
holandis o tas radinayo wey buxan.

so good luck to you my friend !!!

wellwisher

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dqonnaceyb

Unrecorded Date
to abas
waryaa doqon baad tahay waxa sameysaa soomaali ma tihidee ee ka bax arimahaan soomaalida kana fiirso wxyaabaha aad qoreyso
inta aadan qorin,adigaas gaalka ah gabarsoomaali oo sharaf badan oo ku dooneysaa ma jirto .

huu huu huu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
Hi abas: shame on you, you are not somalian,please don`t write such words on this page because it is not good,if you are somali do have respect for your mum and sisters,please multiply by millon times don`t write it again

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Unrecorded Date
To:abas


Waryaa wasaq waxba kama ogid guur ee gabdhaha
Somaliyed meel ha uga dhicin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carfone

Unrecorded Date
What could make your love happier than to discover *gabdha aan gudney* well i belive life is for pleasure, but pleasure came form mine, sould and pscial will following as well. I am really sorry if you felt that way.
I'm somalian lady and i still do try to perserve our men and our culture, life is love and respect,
carfone!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adil

Unrecorded Date
To cabaas
warayaa adiga sharaftaa baad ku ciyaartay
nacas yahow

Waryaa qofka doonaya gabadh shar waa inuu ahaada nin shar ah aan ahaynin nin aakulista

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Unrecorded Date
to cabaas

waryaa gabdhah soomaaliyed meel ha ugu dhicine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Izmahaan

Saturday, October 21, 2000 - 09:58 am
Cabas "Doqon" waxaad rabtid horta ma taqaan?
ma kala taqaan waxay kala yihiin: Jacayl & Kacsi
Khalad ayaad gudniinka ka fahantay, waayo waxa yaalo badan ayaa laysku doortaa. Dib isugu noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamid

Wednesday, October 25, 2000 - 04:45 pm
walaal cabaas canaan iyo cay kugu filan haddii aad tahay qof guskiisa ka caqli badiyey haddii aad maanta aad ahaan laheyd qof wax garad ah oo dhaqan iyo diinba leh maanta markii aad hadalkan aad damacdey inaad ku hadasho BY INTER NET waxaa xusuus gaar ah mudneyd inaad soo xusuusato wadadii aay soo mareen dumarka aad ka dhalatay ama ku dhalay ama kula dhashayba kuwa aad ka dhalatay iyo kuwa aad raadinryso waa isku diin iyo dabeecad waana isku dhaqan ee xishow next time yoow guskaaga kaa caqli badin haddii aad adiga aad cabsan tahayna mida aad raadineyso holland ayaad ka heleysaa adigoo gabdheheena inaga nagu filan aadna marna meel ugu dhicin waadna maraqsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muhiin gaarleef maxayte

Monday, October 30, 2000 - 01:07 am
Warninyahow balaayaa kaaqabsatay meeshan laakiin waxaan kaaga digayaa inaad kanoqoto waxaad goaansatay, anigu rayigayga haiga sugin inaan halkan kaaga sheego,diyaarna umaihi in umadan madhani shaqo intaa kadhigtaan, laakiin waxaad doonayso waa inaad soo taabataa saaxiib, khayr iyo shar waxaad kaheshaba, naag hollandiisaa iyo mid kaloo ajnabiyaana haguursan siday saaxiibadeen kuyidhaahden, ee gabdhaheenii soo kacay intii damboo idili bahalkii bay sitaanee hakaqatanaan, iskana sug waad heli doontaa saaxiib, kuwa kula murmayaana waa nin naag dhufaanan qaba iyo gabadh nasiib daro (generation)kii hore ku jirtay marka saaxiib, waxba majiraan waad helli hais dhibin.
be happy my bro. always and do what i told u, because this is the reallity, and if you need from me more than that you can contact with me by my email, and iam verry sorry what they have done these beo.to u. byeeeeeeeeeeeee.........