Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : GUURKU MA QOLO QOLO AYUU KU SOCDAA MISE...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jar

Thursday, March 22, 2001 - 07:40 am
Guurku ma qolo qolo ayuu ku sii socdaa misa anagaa moodney?

Waxey aniga illa tahey guurku wuxuu ku fiican yahey isdhexgalka dad waynaha Somliyeed. Faa iido ayey taasi keeni, Qabiilna hoosbuu u dhigi dadkuna wallaaley noqon doonaan dhamaantood.

Hadii taala waayo waxey noqon dhimaato aad u weyn; nin walowba raadso ama gabarwalaayba raaso oo guurso qolo kale markaan is wada dhexgalana waa qabiil baabi ii iyo Somali wanaageed. Waa hore ayaan inugu go'aan ku gaarey innaan guursado gabar aad ila reer aheyn marka calafka laga reebo oo aanen anigu gacanta ku heyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuuceey

Wednesday, March 28, 2001 - 07:32 am
to jar

that's good idea bro, balse soomaali wax
maqalkeedu sideebuu yahay waxaad moodaa
mudadaan dambe in soomaalidu qabiil lafaha ka
galay taasina wax wanaagsan maaha marka
la fiirayo waatan tobanka sano kor loo dhaafay
dhibaatada wadanka taalo.