    C/qaadir | Monday, March 26, 2001 - 02:24 am Waxaan ahay wiil dhaliyaro ah oo kunool Magaalada Stockholm wadanka Sweden waxaan jeclaan lahaa iney meeshaan isku bartaan wiilasha iyo gabdhaha Celi cumarka ah. Good by.. |
    Anonymous | Wednesday, March 28, 2001 - 09:34 am Miney cadaato loo ciyow,.............. war cidi yaad kala rebtay. |
    baarka | Wednesday, March 28, 2001 - 09:56 am salaan walaakiis :waa gabar walaashaa ah oo kula joogto sweden baarka |
    Wanaag | Saturday, March 31, 2001 - 08:38 am Het is erg dom van jou. Celli Umar yaa yaqaana? Je kunt mischien beter zeggen Abgaal. |
    C/qaadir | Tuesday, April 10, 2001 - 11:44 pm To: baarka Abaayo meheed kajoogtaa sweden aniga waxaan joogaa gotteburg. runtii inaan ku aqaanaa lagayaanbaahee,!!! god by |
    baarka | Wednesday, April 11, 2001 - 12:42 am TO:c/qaadir eeboow Katrinaholmaan ka joogaa waa goofka bari ee adugu xaad heysaa warkaa hala helo. baarka |
    looool | Wednesday, April 11, 2001 - 01:47 am loool inboow xa jira celi deex mahine ama abgal iyo muduloodka kala jiraan eba ogee celi gaala guur xa qab dara ah bye |