Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Asxaabta uu kamidka yahay abdiwahid hoday waxay doonayaan in ay kasbadaan saaxiibo isugu jira wiilal iyo gabdhaba so qofkii ama qoftii danaynaysoy bal eeg halkaan!!!???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwahid yare

Monday, March 26, 2001 - 06:18 am
dhalin yaro magacaygu waa cabdiwaaxid hoday oo ku nool dalka Norway waxaan pagekan ufuray in aan saaxiibo somaliyed ku kasbano os kusoo dhawaada
waxaan aad u jeclahay lahaanshada qof nafta ila qaybsata marka miyaad noqonaysaa??