Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : ISBARASHO REER KUWAIT OO KALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALBIGA

Thursday, March 29, 2001 - 10:58 am
waxaan jeclaan lahaa hablaha iyo wiilasha kunool
dalka kuwait in ay is ku bartaan halkaan...
qofkii wax ka qabo hala soo xiriiro EMAILKAN.love_free43@hotmail.com isbarasho

WACAN>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Monday, April 02, 2001 - 03:09 am
Aboowe waad ku mahadsan tahay sida qiimaha
badan ee aad u samaysay barashadaan qiimaha leh
laakiin waxaa oran lahaa wiilasha reer kuwiat
miyeey ka faa iidi doonaan?
qalbi waad ku mahad santahay walaal ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafayare

Tuesday, April 03, 2001 - 11:04 am
salaamu calaykum
waxaan aad ujeclahay inaan kunoolaado wadamada carabta anigoo tixgalinaaya diin ahaan iyo dhaqan ahaanba.
waxaan umalaynayaa inaad ubaahan tihiin reer kuwat
bogaan oo kale maadaama aad joogtaan wadan carbeed
oo aysan jirin meel lagu baadhiyo sidaad isku arki
lahaydeen ay yaraanayso, aniga dhallin yarada
soomaaliyeed meel walba ayjoogaan waxaan ku baraarujin lahaa inay noqdaan dad isku furfuran oo xiriir wanaagsan leh, danahoodana kawada shaqeeya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Wednesday, April 04, 2001 - 05:30 am
Waad ku mahad santahay aboowe mustafa adigoo
naga dheer waan ka xumahay sabab too ah wadamada carabta sidaa lasocotitba way adag tahay wiilasha iyo gabdhaha sidii ay ku kulmi lahaayeen ama sidii ay kuwada sheegaysan lahaayeen waan ka xumahay adigana waaba naga sii dheer tahaybo
mahadsanid walaalkiis mustafa