Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Bogaan waxaa loogu talo galay iney isku bartaan hablaha iyo wiilasha sacad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad

Thursday, March 29, 2001 - 11:33 am
walaal marka hore waan idin salaamay marka labaad waxaan bogaan uugu talo galay dhamaan bahweenta sacad in aan iku baro sababtoo ah maalin walbo boga is barashada waxaan ku arkaa qabiil hebel yaa eh marke anigoo ka maseerayo dadkaas isla markaana ka xun in mageceenii weynaa laga waayo bogaan ayaan usameeyay.
gacmo furan kusoo dhawaada.
waxaa ka mamnuuc ah caayda iyo aflagaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis tuug

Thursday, March 29, 2001 - 12:02 pm
walaal, ma sacad meese mise sacad yoonis yaa rabtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wisilboy

Friday, March 30, 2001 - 09:31 pm
to ninka isku maga caabey sacad sxb wanku salaamey
mida kale waa mxay bahween indhayar miyaad ka wada answer me please
peac