We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 07:43 am Asalaamun. C, Mostly I write in English for obvious reasons, but this is for all Somali ladies out there, therefore, I decided to use our mother language, ok. Dhamaan gabdhaha Soomaaliyeed oo halkaan soo gaara waxaan ahay wiil Soomaaliyeed oo guur doona, indhawaydna aaminay in uu Internetku wax ka tari karo halkaas, I could be wrong. Sidaas darteed hadii inan xiriir mustaqbaleed ama guur maskaxda ku haysa aad tahay ama aad meel ku og tahay; waa wiil 28 jir ah oo qaaliya xagwelba, tacliin, diin, sharaf, qurux, ehel iyo jacayl dumarba. Marka hadii aad tahay gabar Soomaaliyeed u dhaxeysa 20-28, nadiif ah, sharaf leh, qurux Soomaliyeed leh! Tacliin - mid Diineed ama Maadi leh, ugu yaraana 15 sano magaalo joogtey, DHIBNA aan ku jirin - ha iga baqin, ha iga xishoon hana iskaaya dhaafine iga soo wardoon meelkastaad joogto!! NB. Waxaan doonayaa guur, marabo muran! Waxaan deganahay U.S.A. e-mail: qani@yours.com Love All, Qani
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 31, 2001 - 08:04 am Voor: Qani Wallaal Qani, Wahaad tahay wiil aad iyo aad u aqli wanaagsan, marka loofiiriyo sid aad u hadleysid. Anigu waan ahay gabadhii aad radineysay. Balse aad iyo aad ayaan uga humahay, mahaayeelay wiilasha majeertenka in ay ad iyo dugaag yihiin ba makala garanaayo. Groetjes Van Somli meisje.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 31, 2001 - 08:53 am wanaag meelo badan oo aad majeerteen ku caayso baan arkay ee axaadyahoow jahiilka ah intaad cuuqdaada iska saarto ooraad oo raadso guunta aad ka dhalatay, majeerteen kuma raabee!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 31, 2001 - 11:45 pm To Qani Walaalkiis maansha alaah, inta aad sheegatay inaad qani ka tahay waxaaba kasii daran inaad hadalkana qani ka tahay, horaa loo yiri nin hadalkiisa ku deeqa unbaa wax kutari kara, marka waan kahelay walaalkiis sida wacan aad qoraalkaaga usoo qortay. Kuma oranayo waan ahay gabadha aad raadinaysid sababtoo ah ilaah baa og wax waliba, waxaanse ku oran in aan ahay gabar somaaliyeed oo guur doon ah. Hakuu macaanaato.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 31, 2001 - 11:56 pm To: Wanaag To : Fadlan Qabiilka Majeerteen iska dhaafa Waxaan ahay wiil lagu magacaawo Ciileey waxaana rabaa in aan wax u sheego dhamaan wixii ka soo horjeedo Majeerteen. Majeerteen waa qabiilka ugu reeer magaalsan qabiilada ka jira dalka Somaliya. hadii aad isku daydit in aad wax ka sheegtid qabiilka Majeerteen. waxaan kaa qaadayaa talaabo sharci ah. By:- Ciileey10@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 06:17 am Hi Muna, Thanks for your admiration! If you think am good enough why don't you have a crack at me? I've lots of surprises in store for a nice girl like you! True!! No guts No glory! Qani@yours.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 01:25 pm To Qani Walaalkiis waad salaamantahay, waxaan kuu arkaa inaad too good tahay, oo sifaadka aad isku sheegta ay aad ubadan yihiin, waan jeclaan lahaa inaan kula soo xiriiro, nasiib xumase netka in aan kabaranayo kaan nafta lawadaagi lahaa ilama aha, oo ma aaminsani dadkan netka intaa lagu arko inay daacad yihiin. Waan ahay anba gabar guur doon ah balse mid daacad ah ayaan raadinayaa not wasting time. Salaamada ka dheh bro.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 05:02 am Qani Run tahey inaad qani tihid, waan jecalahe wiilalsha aan qabiil waax ku dadayin. magabar dheer oo cadaa ribtaa mise.... maca salaama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 08:08 am waryaa majeerteen goormuu Soomaali noqday sawtuu falaashaha ahaa maaha...kabax meesha yuhuudyahaow
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 11:28 am To mj-dhabe Walaalkiis ceeb ilaahay kabaq qof somaali ah iyo yuhuud isku mid ma ahanee, teeda kale mj asalkooda waaba la yaqaan oo waa dad nasab ahee dadka aan la aqoon af lagaadeey, ilaahayna in uu arkayo waxa aad samaynaysid ogsoonow. Tan kale waa ceeb nin wayn oo halkaas lasoo taagan qabiil in uu af lagaadeeyo. Ilaahay hanasoo wada hanuuniyo.....aamiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 06:53 pm Asli, Waxaan qoray si fiican u akhri walaal adoo raaliya, jawaabtaada waa ka heli. Mj-dhabe, Go hell man I don't talk to rats like you! ![]() ![]() Muna, Alaah yaa cisak abaayo, soow lama yaabtid abuurtaanoo kale. Salaama, Yours Qani
|