Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan baafineyaa gabdhihii deganaa shiirkole
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibo

Friday, March 30, 2001 - 09:24 am
waxaan baafineyaa gabdhahii deganaa guryaha saraakiisha ee udhawaa shiirkole kuwaasoo oo aan ku kala luney aduunka afartiisa dacal fadlan beegkaan iigu reeba fariimahiina e.mailkiina
byhibo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 06:03 pm
salaamu calykum hibo abaayo anaa daganaa xaafadaa ee gabdho khaas ah baad raa dinaysaa mise gabdhihii daganaa xaafadaa oodhan
fadlan fariin reeb ado mahadsan iyo meel lagaala soo xiriiro macsalaama