Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Isbarasho Furan (old): waan ka xumahay.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad

Unrecorded Date
to maamulka bogan iyo dhamaan dadka aqrista.
walaalayaal asalaamu caleykum.
hadii aan wax yar ka gadlo dhacdooyinka bogaan
iyo marka aad fiiriso waxyaabaha lagu qoro iyo soomaali ahaan waxa loogu tala galay waa laba arin oo aad u kala duwan,mar walaalayaal waxaa haboon in bogan loo isticmaalo ujeedadii loo sameeyay,idinkoo raali ka sh dhawrayana nidaamka soomaali ahaan.MAAMULKA,waxaan ku racsanahay
fikrada cusub ee uu soo jeediyay,aad iyo aadna waan u soo dhaweyneynaa aniga iyo familigeyga jooga wadankaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QURUXLOOW

Thursday, October 26, 2000 - 04:13 am
WAXAAN AHAY WIIL SOOMAALIYEED OO AAD U QURUX BADAN DHEREKRYGU WAA 1,80M MIDABKEYGU WAA MIDABKA U DHAXEEYA CADDANKA IYO MADOWGA OO DUNIDA OODHAN LAGA JECEL YAHAY TIMAHAYGUNA WAA AY JILICSAN YIHAIIN AADNA U MADOW YIHIIN DA"DAYDUNA WAA 24 JIR CALOOSHAYDA MURQAHEEDA WAA LA TIRIN KARAA WAXAANA DOONAYAA IN AAN LA SAAXIBO GABAR WANAAGSAN OO DUKATA,JECEL DHAQANKEENA SUUBAN,WAX-XOOGAA QURXOON WAX BARATA AMA SHAQAYSATA.
ANIGA WAXAAN WAX KA BARTAA JAAMACAD KU TAALA DALKA HOLLAND AMA NETHERLAND HADDII AAD TAHAY TII AAN RAADINAAYAY HA KA XISHOON IN AAD II SOO WARCELISO.