We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Saturday, March 31, 2001 - 11:48 pm Figradii "Ciileey iyo Erayadii Boodhari Ugu horeyntii wuxuu hadalkiisa ku bilaabay sidatan Waa iska xaal aduunyo ee qof walboo jaceyl u qabo gabar kale ha u sheegto jaceylkiisa. waxaan Wareestay Maalinta Jimcaha aheyd waxa uuna wareesigaas u dhacay sidatan aniga oo magaceyga ku qoran iyo asiga oo magaciisa ku qoran:- Ciileey:Sidee ayaad jaceyl ugu qaaday Hodan. Cilmi: waxey aheyd maalin Axad ah oo aan foornada joogay waxaana da'aayay roob yar oo aan sidaa u sii biyo badneyn waxaan arkey naasaheeda aad moodit sidii sawaariirqdii Ciraaq oo kale waxaana isla markiiba imaaday dabeel aan sidaasi u dhaxan badneyn waxey maradeeda ku dhageen naasaheeda. Fadlan. Wareysiga Waa Socdaa. Ruuxiina u baahan ha igala soo xariiro e-mailkan:- Ciileey10@hotmail.com Waxaana lagu iibinayaa buugan oo ku qoran wareysigii Cilmi Boodhari. :Lacag dhan. 2000$ US. So good bye..every body in this page.. By:- Ciileey10@hotmail.com
|
| | Sunday, April 01, 2001 - 10:21 pm to ciileey buuga waa xiisey nayaa lakiinse markaan arkay 2000$ waaba naxay marka intaas haduu joogo walaahi adiguu kugu fiican yahay ayaan u malaynayaa walaalkiis. by Hani
|
| | Monday, April 02, 2001 - 12:40 am To : Hani From : Ciileey Marka hore waxaan kugu salaamay salaan mida ugu qaalisan oo ay isku salaami jireen boqoradii jaceylka sida:- Qeys & Leyla, Cilmi & Hodan, Salaan ka dib.. Waxaan buugan qiimiisa uu yar yahay loogu tala galay sida adiga oo kale oo aad ku faaneysid in aad hanti leedahay.. Abaayo lacag waxba ma tareeyso waxaana ka weyn magaca aan ku helaaya aniga buugan fadlan hadii aad rabtid in aad iga heshid faah faahin intaasi sii dheer igala soo xariir e-mailkan:-ciileey10@hotmail.com waxaana kuu soo gudbin doona inta beej uu ka kooban yahay buugan... By:- Ismail Abdi Jamac " Ciileey
|
| | Tuesday, April 03, 2001 - 05:53 am TO ciileey saaxiib waan ku salaamey saaxiib waxaa aan kuu hayaa buug ah riyo uu ku riyoodey cilmi boodhari intuusan jeclaan hodan ee ka waran hadaan isku darno labada buug oo aan kasoo saarno halbuug oo weyn kadibna aad adiga inoo iibiso ileyn waxaa tahey nin ku wanaagsan xaga ganacsiga
|