Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Malaga yaabaa in,aan isbarano macaaneey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali nuur

Sunday, April 01, 2001 - 05:17 am
Waan ku,salaamay marka hore abaayo salaan kadib aad baan ugu faransanahay in,aan isbarano gabar soomaaliyeed oo,waliba walaasheey ah marka abaayo qalad ha,iga fahmin waxaan ahay wiil soomaaliyeed diyaar u,ah wixi wanaag ah fadlan hadaad diyaar u,tahay ila soo xiriir MAHADSANId

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUAD

Wednesday, April 04, 2001 - 04:48 am
TO ALI NUUR
WAAD SALAAMANTAHY WALAAL AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY IN AAN SI WALAALTINIMO ISKU BARANO EE OK MATAHAY IN AAN KU BARTO?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI nur

Thursday, April 05, 2001 - 04:01 am
TO SUAD waan ku,salaamay marka hore salaankadib aad iyo aad ayaad u,mahadsantahay salaan kadib maxaa dhacay waan isbaran karnaa sawabtoo ah waxaad tahay qof walaasheey ah marka waxaan ku,leeyahay soo dhawoow waliba labo gacmood
Aqbaartaadana keen waana mahadsantahay
ee halugu maqlo HAKUU macaanaato