Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxey Hadalkeed ku Bilaawdey " Aboow Ciileey Ha Iga Daayicin"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Monday, April 02, 2001 - 01:51 am
To : Gariiraaye From Ciileey

Saaxiib iga raali ahaaw waxaan maal mahan ku mashquul sanaa Shirkada Sharp waxaana rabi in aan ka soo iibiyo alaabtii uu adeer igala balamay.

Anigoo ku jiro howshaasi ayaa waxaan is aragnay Muno oo la socoto Sagal. Markii aan arkayna waan ka jeestay waxeyna rabtay in ay ila hadasho.

Anigana marabi in aan balantaa aan kaa qaaday aan ka baxo . Fadlan u Sheeg in Aan dib danbe u salaami doonin..

Caawana waxaan isku arkeynaa Hotel Hilton horina u soo wad saaxiibadaa maxaa yeelay Caawa waxaan balan leenahay Iftin.

Sidaas iyo Nabad Galyo

Yours Friend , Ciileey10@hotmail.com

NB.

Waxaan kaa codsanayaa in e-mailkeyga sii sid Ilhan maxaa yeelay adiga ayaa i dhahay aniga ayaa siin doona e-mailkaaga...

good bye...good bye...good bye...good bye...