Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxa ay dumarkeen <muslika > dhabta ah ay ka doonayaan raga soomaaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 01:32 pm
salaama caleykum


walaalaheyga mu!miniinta ahow
ka dhaadhici walaalahaa ama
raga soomaaliyeed waxa aad rabtaan
oo ay iygu fahmi la! yihiin adoo
ka hadlaya ra!yigaaga kuu gaarak ah
aniguna waxan idin leeyahay is fahan
wanaagsan.

walaalkiin:muslim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax

Monday, April 02, 2001 - 04:31 pm
To:Anonymous Asalaama caleeykum
salaan ka dib walaal maxaad ula jeedaa waxay fahmi la,yihiin oo raga laga dhaadhacsiiyo anigoo og in ay jirto is fahan la,aan raga iyo dumarka ah aan kaala qaybqaadanee waad ku mahadsan tahay fikradaa aad soo jeedisay..,