Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Hani Abaayo Waan Helay E-mailka Aad Iisoo Dirtay By; Ciileey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Monday, April 02, 2001 - 07:35 pm
To : Hani From : Ciileey

Marka hore waxaan kugu salaamaya salaan mid ugu qaalisan oo ay isu diraan labada qofood oo walaalaha ah..Salaan ka dib

Waan helay e-mailka aad ii soo dirtay aad ayaan ugu farxay.. Maxaa yeelay waxaad sameesay wax ay nafsadeyda ku faraxdo...Waxaan kuu rajeenayaa in aad ku noolaatid cimri dheer iyo caafimaad..

By :- Ciileey Yare....

Sidoo Kale ayaan e-mail kuu soo diri doonaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

$Om@L! boy

Monday, April 09, 2001 - 02:26 am
War waa kusidee. maad E-mail uugu dirtid oo maxaad ''topic'' dhan uuga dhigtay? Waxaan umaleenayaa inaad ''toopic'' furintaanka wax kale aad ufahantay. Hani email baad kala xiriiri kartaa ee meeshan waa ''Isbarasho'' ama ''Discussion''. Ogoow...!!!