Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Inan Yahee Adigaan Kuu Oomanee " By: Abwaan Ciileey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Tuesday, April 03, 2001 - 08:13 pm
To : Najma From : Ciileey

Ugu horeyntii waxaan kugu salaamay salaan mida ugu qiimaha badan salaantaas oo ka soo go'day halboolaha dhiiga shubo iyo wadnaha harkiisa.
Salaan ka dib.

Abaayo Najma waan maqlay in aad jiratay , laakinnse iga raali noqo maadaama aan ku soo booqanin maxaa yeelay waxaa hori loo yiri,

Indho Is Jecel Isma Eegi Karaan, Sidaas daraadeed ayan kuugu soo booqan waayay..

QOre :- Jaceylkaaga Ciileey10@hotmail.com