Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Tumaa diyaar u ah iney noqoto xaaskeygii labaad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABU-BAKAR

Thursday, April 05, 2001 - 02:19 am
waad salaaman tahay gadaal baan kaaga soo sheegi doonaa warbixinteyda hadaad diyaar tahay la soo xiriir maxamed7@hotmail.com
NB:kaftan ma'aha ee hadaysan dhab kaa ahayn iska joog meeshaada.
BYABU-BAKAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Thursday, April 05, 2001 - 04:02 am
ABubakar


nin yahow datkii singelka ahaa ayaaba boos lee maxaad ka filee mid naag qabo.

waqtiga yuunsan kaa dhumine ee meesha ka tagoo u tasho naagtaat qabtit bro aniga kaa naxaayee.

samiira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abu-Bakar

Friday, April 06, 2001 - 01:37 am
To:Samiira
Ma'fiicna aflagaado laakiin waxaad ka hadashay caqligaaga,aniguse ma'fahmin waxaad qortay maxaa yeelay qoraalkaaga ayaa qalad ka buuxaa.
Samiira adiga iskool ma soo dhigan miyaa,mise ciyaal baad tahay oo qaxii baad ka soo carartay?
NB:raali ahow hadaadan aqoonin kaftanka.
BY:Abu-Bakar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOOYARKA DUMARKA

Friday, April 06, 2001 - 03:05 am
ABU-BAKER

Aboow meeshan qolyaha xaas leeyda ah looguma tala gelin ee orod qodbasir raadso, haddi kale xaaskaanu kuu sheegi!!!!!!