Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : ARDAYDII DUGSIGA SARE MUUSE GALAAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman alai halane

Friday, April 06, 2001 - 06:30 am
horta dhamaan waad salaaman tihiin .
salaan kadib waxaan doonayaa inaan helo ardaydii reer m.galaal .waxaa la iyiraahdaa OSMAN ALI HALANE waxaan ahaa loodkii 1988-89,marka waxaan rabay inaan helo ardaydaydiihadii ay netka ku xiran yihiin.
runtii magaca galaaskaygii maxasuusankaro laakiin ardaydii ayaan xasuustaa inkastoo aan ilaabay inkamida,hadii aan qoro qaar kamid ah waa sidan.
wiilasha.
-xandal
-baashi
-maxamed casayr
-aaden dheere
-madoobe (from kismaayo)
-maxamed
etc etc.
gabdhaha.
-maryan jeri
-deeqo dheereey
-ubax haji hasan
-sahro cawil
-fartuun
-faiso
-kiin ahmed shafiif
etc etc halay ga raali ahaado waaba ceeboobay oo waan garan waayay magacyadiiye.
calaakuli xaal waxaan rabaa ardaydii reer m.galal inay ila soo xiriiran meelkasto oo ay joogaan
horta xagee buu kudanbeeyay maamulihiii muuse galaal waqtigaas OMAR GUULWADE (faman jada wajad waman saraca xasad)sasuuso hadaad xisleedahay.
walaal kiin mr.osman ali halane
-