Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa khadra maxamed faarax oo ka mid ahay ardaydii ka baxday dugsiga sare ee kaasapopulaare 89/90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Saturday, April 07, 2001 - 11:55 pm
fadlan ciddii og meesha ay adduunka kaga sugantahay walaashay khadra maxamed faarax ha ila soo socodsiiso .mahadsanadin .


muna - canada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digir

Sunday, April 08, 2001 - 12:47 am
Mareexaankii la dabargooyey ay ku jirtaa, see camalwaaye adi Muno? Afwayne haduusan wadanka haysan ma Khadraa xamar soo gaari lahayd oo gurigii cadaa iyo baa buurtii dawlada laga dhacay haysan lahayd?

Reer aakhirood baad raadin walaahsey!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Monday, April 09, 2001 - 01:27 pm
To: digirtu saaxiib waxay noo tahay manoole aan lala hadlin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Monday, April 09, 2001 - 01:28 pm
digirtu saaxiib waxay noo tahay manoole aan lala hadlin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digir

Thursday, April 12, 2001 - 04:43 am
Xasha ma waxaad oran ana Mareexaan baan ahay?
Waxbaa intay idin ka hareen baaba is raadinaysaan miyaa, waan in aan.....heee, iga daa waan ka toobad keenaye!!

Munooy, hadaad hesho Khadra ii soo sheeg, waa ay igu ooyi saasaan kaa balan qaaday.

Wax yaqaanaaba iska yar! waxaan umalayn adna in aan ku garan. Car ii sheeg meeshaad isku barateen!!! Hadaan indhaha faraha kaa galin!!

Digir - waa ilka digira, xayawaan yahay, haday digiri ma noole tahay, soo waxaad ku faanaysid xayawaanimo maaha! lol!:O

Digir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digir

Thursday, April 12, 2001 - 04:46 am
Waana Khadra Maxamud Faarah!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Thursday, April 12, 2001 - 02:37 pm
uskut yaa bahaaim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-wal

Sunday, April 15, 2001 - 02:08 am
hi muna huuno waan ku salaamayaa
huuno ma aqano khadra .laakin se waxaan aqanaa walal sheed ifraax maxamed farax oo ka baxday dugsiga sare ee kasobal-balaare ee udhowaa iskuul kii hose dhexee ee kowdo maajo
by wiilwal